@garyaqaan.muumin: #somalitiktok #foryoupag #garyaqaanmuumin

MUMIN HUSSEIN ABDULLAHI
MUMIN HUSSEIN ABDULLAHI
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 07 December 2024 11:16:39 GMT
302385
12622
343
1841

Music

Download

Comments

qungobad
Gobaad93👸❤️ :
robooow wuba mudan yhy in la dilo qiyano inuu dawlada ku wadana ma igin saa arsenal bu ahan jireh
2024-12-31 09:04:17
19
geenyo.galmudug7
Geenyo Galmudug :
Cid aan daris nahay abohood uu neerfe ka dawayn jiray ka sheeke xarun aa u furned 😂
2024-12-28 09:48:00
45
boqran620
BOQRAN👑🇸🇴🇹🇷 :
Inuu dilee eheed qof shabaab soo noqday adunkaa unecbhy
2024-12-07 12:55:17
118
saadaqlaki925
saadaq Laki925 :
waa qoldadi majnunki farmja ahaa ee uu hawiye ku babinayay e teem frmjo dadka halaga dhex saro
2024-12-28 08:46:30
5
faratelodigama
faratelodigama :
dadkan koronto Malo isticmala ul miyaa lo isticmala maxey runta ushegan weliba ayago kufarxsan waxey shegayan
2024-12-08 22:24:14
22
dalmar088
Lion of Social Media :
Teamkii Farmaajo argagaxiso bay wada ahaayeen dad badan oo saraakiil madax iyo odoyaal ah baa la diley inta ay joogeen
2024-12-08 15:26:40
30
haajixareed10
NEVER GIVE UP 💪 :
heerkan qabil Ayaan nagarsiyay 😭😭😭😭
2024-12-28 07:29:12
16
23duceysane19
Ustaad Nadaara ابو مروان :
wajiya badanaa balaayada
2024-12-27 15:50:05
11
kumaando21
mucaarad🙌 :
waxaan qabaa qof shabaab ka mid noqday ama Mar xitaa xariir la sameeyay Hala dilo
2024-12-08 09:19:50
11
cabdalle01
J e e x̌ 😉 :
ninkaan xogta uu bixinaayo waan ka shakiyay
2024-12-28 20:40:30
6
sugulle40
sugulle40 :
Mukhtar roobow hadii la dilo Muxuu kaga Duwanyahay dadkii Mukhtar dilay
2024-12-28 05:16:03
5
jakaartow
Hakan fidan :
shabaab waa cadow umada soomaaliyeed caruur iyo ciroole midna aan u naxeynin weyye lkn waqtigooda wasoo dhamaadey in sha allah
2024-12-10 15:12:20
5
hiraab_boy
Ali :
ay ay dhalay hala toogto
2025-01-02 05:41:06
0
abdulaahi155
abdulahi :
nikaan mala sii dayay horta
2024-12-29 14:04:15
2
dheeman1201
dheeman1201 :
Somalida inay argagixo wadanoqdaan waxaa sabab u ah Diintaan aan ogolayn in lanoolaado oo aduunkoo dhan kasoohorjeeda. Problem ka Somalia haysta waa Diinta , Carab caabudnimada
2024-12-30 11:54:28
3
mohamed.xalane
M. xalane :
Xariifkaan taliyihii soo qabtay hala dalacsiiyo
2025-01-02 03:07:33
1
daadirnoormohamed
arda guller 8 🚩 🇨🇭🇨🇭🇨🇭 :
Waa asiga sidaan u hadlaaye ya usheega asna inu dhimanaayo kadib ay xisaabtan asiga iyo eebe uu bilaaban doono aduun cabsidi ka dhamaaty🙏
2024-12-29 07:59:49
2
geljire38
maahir :
malinkii la toganayay waa baroortay ahlunaarka shaqiga ah murtad ayuu ahaa qawarij jaahil ah dhan iyo dinba ka aradan
2024-12-28 12:34:38
0
user7609100004121
sxc :
Alshaab Macalin sakriye iyo yarkan xog bada ka shifeen? 2 baadan sir walan bixiyeen
2024-12-29 22:39:19
1
ahmedrage4
AHRC :
copy from ilka case waaye beentiis waaye 😂😂😂😂😂
2024-12-30 09:30:26
2
teamsomalibantuu
teamsomalibantuu :
hala dilo ninkaas
2024-12-28 03:43:41
0
ibrahim.dheere60
Ibrahim Dheere :
kan soolama cunin
2024-12-28 18:28:38
1
tbone0545
Adeerkaa Adeerkis :
ninkaan hada Tabliiq xasan sheekh ayaa cafiyay
2024-12-27 21:48:21
1
dacad66
wall dacad💠 :
ine dilan eheyd
2024-12-19 08:30:50
1
kalisocod_
dhagaxtuur JR 🇸🇴🐅👈 :
roobow in la dilo anaba Qaba 10 sano dadki u Dilayay ayuu maanta Maamula😄
2024-12-30 18:33:28
1
To see more videos from user @garyaqaan.muumin, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About