@qaryaan1: Baro afkaaga Hooyo #somalitiktok12 #afkahooyo #somali #somalia #muqdisho #hargeisa #jigjiga_somali_galbeed #somaliland #xamar

Q A R Y A A N👳🏾‍♂️
Q A R Y A A N👳🏾‍♂️
Open In TikTok:
Region: SE
Monday 09 December 2024 08:40:03 GMT
81928
4058
199
504

Music

Download

Comments

inayarrow
Hussein :
you mean I was speaking Arabic all those years I thought Im somali
2024-12-10 13:03:10
3
lafoolecadceed
lafoole :
wall guulayso keep going Somali hajiro💯👑
2024-12-10 14:25:38
2
kaligii.laayaan
KOOFI🥷🏾 :
keep going 💪🏾 bro
2024-12-11 11:16:52
0
kolombo144
kolombo :
xaraf = eray . aaaaaa see cml heee
2024-12-10 12:34:33
1
inta.qaloocsan.kii
inta qaloocsan kii toosin laha :
wll khayr allaah ha ku siiyo soo badi waan xifdiyaa wlaahy xiisaan u qabaa afka hooyo afkii saxda ahaa buug ayaan ku guuri nayaa
2024-12-09 08:48:08
50
qaryaan1
Q A R Y A A N👳🏾‍♂️ :
Xaraf = eray ❌ Xaraf = Shaqal ✅
2024-12-10 16:04:35
21
kifahqorshe04
KIFAH🧕🏾 :
af somaliga waa shaqal iyo shibbane b.t.j.x=shibane waye a.e.i.o.u=shaqal waye
2024-12-10 19:22:40
8
cabdulahiaxmad0
Cabdullhi Axmad :
nio af carabiga waxa ku jira قول qowl maxa u dhigma af Somali ahan?
2024-12-13 08:35:34
0
0.4.3.6.1
🇫 𓆈🛸 :
shaqal mxa wye marka?
2024-12-10 09:29:15
3
supermuayid
Grossmann :
manta waa farax santahay markan qof dhihi rabo mawaxaan dhahaa Maanta waa Rayn raynsan thy
2024-12-09 17:49:09
4
qasaye9
༄ᡕᠵ᠊ dhuubane 🚬✍︎ :
aroos carabi maaha awowe😂
2024-12-09 12:31:15
1
barde.hanad
barde hanad :
Afsoomali un ayaad afsomali kale Ku turjintay. Aroos carabi laga helo. Xarfka O carabi mana laha.
2024-12-09 12:30:04
2
abdiaziizabdinoor
quule poi🇭🇹🌴 :
buluug= ? micnihiisa
2024-12-09 19:14:26
0
edebsan216
edebsan👸🇸🇴 :
xaraf iyo Eray sidee isugu sharaxman laba kala gooniyee afsoomaali ahaan
2024-12-10 07:29:51
1
muxammad.axmed
jeceelow :
qiso. soomaali ahaan noogu sheeg
2024-12-11 03:12:10
0
ayaanyussuf0
Ayaan🇸🇴💙 :
Ayaan = nasiib 😳
2024-12-10 08:10:03
1
princes__su
🌸prencess Su☁️🎀🪷 :
nasib somali waye
2024-12-10 06:45:01
1
goatnaldo551
T.MALDINI :
Ani waxad ishegtan ereyga chance waa English carabina wa fursad ee somali mxu noqonaya🤔
2024-12-10 16:24:56
2
asma258777
asma maxamuud :
wll madbakh maxa lagu dhaha af somali
2024-12-11 14:17:41
0
barcacity6
Barcacity6 :
Luqadna waa afcarabi usheeg dadka somali waa af
2024-12-11 19:27:18
1
abdihakimbrown_
Abdihakim brown🇧🇸 :
erayadan way somali garoben lkn way inagu milmen😂
2024-12-10 09:09:32
0
muuse.jimcaale8
Muuse Jimcaale :
Ayaan waa carabi
2024-12-10 08:50:50
0
mohamedabdinasir72
Weedhsame👋 :
xaraf iyo eray isma qaadan karaan, waayo eray sida "sadar" oo kale, xarafkuna waa marka xarfaha la kala saafo sida "S,A,D,A,R." xaraf laqmihiisa ma haysaa?
2024-12-10 08:41:21
3
anshah93
Anshah :
Lkn xaraf io eray wa kala labo malaha Waayo xaraf wa sida(x). Erayna wa xarfo isu tagay oo micno lafahmi karo leh. sikastaba mahadsanid.
2024-12-09 17:53:47
4
To see more videos from user @qaryaan1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About