naxariis daro inta lagugu ixtiramayo wa inta awoda ledahy naxariistane inta noshahy iyo marka dhimatitbo walagu ixtiraami doona tariiqda so aqriso sxb
2024-12-10 17:39:39
6
Cognition📚 :
Buuqa iga dhaafa nio ee sawirka udanbeeyo qoraalkiisa aqriya hadadan fahmeenin wali waad yartahay ee markaad Soo korto xagga garaadka ayaad fahmi doontaa
2024-12-10 14:53:46
3
D͜͡a͜͡r͜!س W͜͡a͜͡s͜͡£ 🍆👅💦 :
Qof wLBA Wanaji silagu xush MeeyO❤️🔥
2024-12-10 13:24:21
2
𝐈𝐤𝐑𝐚𝐌🖤🎀. :
acuudu billah
2024-12-11 21:14:28
0
✨️ :
no be your self ku noolow noloshada. dabiiciga hno sidaada ahow waxba haysku qasbin
2024-12-10 13:45:14
0
m🇸🇴 :
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:-ارحموا من في الأرض يرحمكم من في السماء.marka hadalka rasuuska u kaf dhacday dib isku noqo wllkey 🙂🙏
2024-12-12 05:38:45
1
libra ♎ ✨🇸🇴 :
anneh waxa nii dhihi laha, adinko dadka xushmad ka raadineysan bahalo ha iska dhigina bil aadanimada io qiyamkina neh haka tagina 🙏
2024-12-10 17:17:56
1
Liina 📊 :
of course qofkasta meeshu kujoogo joji
2024-12-10 16:11:23
1
hanush :
dad dartood dabecadada haubedelin sida thy ahaw😳
2024-12-11 20:24:15
0
dylan🪐 :
dacadnimada aya mar walbo guleysta 😁qalbiga dacada ah marnaba culeys ma dareemo e toxic ka kadaa umada boy👍
qofka dhib ku geysta ama ku qayaana asa ka dhib bdn kana walwal bdn
2024-12-11 08:39:09
0
Shuceyb🐐. :
Ilmaha lee ka waal zxp kk
2024-12-10 14:38:29
0
To see more videos from user @cilmi_nafsiga_mugdiga, please go to the Tikwm
homepage.