Anu waxan samayn lha wan hubsan laha Oo cadayn ban radin laha gabdhana wax kuma sameyan hadday ku cadato Oo ay run noqtana wan ka tagi lha ninki oo halkasban ku jari laha qoF I khiyama wax imaso wado
2024-12-12 10:57:05
58
Sundus🐆 :
kuwa gbdhaha ku booda waa pick me😂
2024-12-12 10:39:39
29
sahro Ali :
Ani gawadhaas waxba uma qabsan leheen waa na umahad Celin lahaa..hadii cadeen Lee tusuna asiga la xisaabtami lahaa🙌
2024-12-12 11:55:11
16
GPS🇸🇴 :
Ani ahaan nin a is qabno hadu yahay wa daba gali lahaa lkn shukaansi hadu yahay wa iska jari lahaa gabadhaas hadal keda wan aamini lahaa 🥰
2024-12-12 16:31:00
17
It’s aisha 💞🫠 :
Anuu waan hubsan lahaa hdii aan approve gareeyo inuu shukaansadey iyada khalad maan saareen waayo iyaba waa inan oo sidii lay shukaansada loo shukaansadey lkiin kan wax shukaansanya waa farax so hdi..
2024-12-19 07:17:42
0
shawty.758 :
Gabadha ninka shukansatey ayadabo soi lama qiyaamin mexe warka uso gudbinesa tankale ninkas iskiiga har mexeytahay ayado meka harto ayadabo wala qiyamoyaye😂wtf
2024-12-12 14:34:58
3
Lioness 👸🏼💃 :
Obvious jawabta way cadahay wan hubsanaya how kow kadib marki cadaynta liikenana still madagdagayo wan sii hubinaya coz nagtan laftirka malaig maha hadiise ay kucadato ninka horta nagtii adhaha katag
2024-12-12 13:33:09
2
aamo 🅰️🫰 :
ani qiyaamo la,aan maba aaminsani
waan oghy inawsan shukansi la,aan ahen wlhi lkn ayada waxan wediin lahaa go,ankeda wana ku tix galin laha lkn wan sugi laha ilaa malinkaw ila so barero inaw nagrbo
2024-12-12 20:41:47
2
FARIIXA MAXAMED :
kaliya cadayn keen ban odhan laha wanad mahad Santhy ninkana lama hadlen gabdhana waxba ma dhehen wxijira wan iska ogan wa hadi ninka an isqabno hadi xidhidh naga dhexeyo wajigan kasrilaha
hadanka
2024-12-13 10:00:12
1
keif 💎كيف🦋👷🏾♀️ :
waxan dhihi llahay 4 ba alle ubaneye so dhawaw dhinacaga ka raaco maxa buuq igeliyay asna wax ma dhahen ayidana wax ma dhaheen free waye keyga✋️
2024-12-13 06:14:59
0
miskiyy34 :
horta nimanku Soo 4 uma banaana hdi ay 2naag shukaansadan ma qimaay sameeyeen 🤔.
2024-12-12 14:32:37
0
Suban👸🏽 :
Gbdha ku dhihi lahay adibo mlgu qiyamoyo ka tag ninka😂 anine wx mrka so hubsado le xisabtami lahen asi👍🏽
wan u mahadcelin lahaa gabdhas arinkana wan baari lahaa malintan ka xaqiiqsado ama aan af kaga keno ama an cid cml ku noqde haday sax noqoto waa lama mid un inan kula jogo ama inan baananka kamaro
hora lo dhahay hubsinyo hala ladhaaf sadaa marka wan huubsan laa inta kabacdi haday ku cadato wan jari laah ninka sbbto ah haday taasi gadag do xitaa mid kalo kena 😹😎
2024-12-12 19:32:40
1
. :
Waa hubsanaya said waliba kabacdina asaga ayan si sarbeeb ah uwaydiin lahaa waxan dhihi lahaa xarir cusub ayad sameysay san daremyo marku iswalo caden ban tusi laha then beentu isheegay wu kshlyn
2024-12-12 17:35:04
1
maprukaali :
Ani waxn samyn laha wan hubsanlaha cadayn ka dalban laha hady dhab noqoto wakukala tagena then waxa ka dalban laha furniin iyadana umahad celin lahaa
2024-12-12 15:47:05
1
Amluuush🦋👑 :
waxaas dhan waxaa ka fiican in aad ninka xariirka ka diido gebdhana aadan wax u shegin wayoo nabar ayey ku noqonee hadey is qabaana waaba ka sii daran tahay in reerkaas madaxaga ku dumaa laga yaaba💯
2024-12-12 13:35:11
1
To see more videos from user @fawsiadimple2, please go to the Tikwm
homepage.