@cabdimahad380:

Mahad osmaan
Mahad osmaan
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 17 December 2024 09:44:53 GMT
52730
3171
107
636

Music

Download

Comments

naimanalka01
Güzel kIz👑💃🐪🩸 :
Iamina wa hotelka aroskyga lgu qaban doono mustaqblka 🤪Hana qoslin wlal i a dheh😂
2024-12-17 16:35:07
6
sablale8
ADAM :
wadanka koronto raqiisa hakenan ganacdatada
2024-12-17 13:11:54
7
galmuduggwl
queen izraa :
dadka kuhaya riyo waaye waajajilin dalkina saas wakadhigan kartan isaamina jahilnimada iskadaya
2024-12-17 13:07:29
37
wiil__boqortoyo8
dhal_madaxtoyo⚖️🪑🦅🇸🇴 :
masha allah muqdisho waa talaabsate
2024-12-17 15:36:08
15
cirro__77
cirro__77 :
Lkn meesha laga dhisi rpo saan uma weene se ufikirte 😂
2024-12-17 13:29:41
2
ahmed223204
kind of love 💞💞💞💞💞 💞 :
intiina meeshaan Soo gashey waxaad tihiin wlhi mangab iyo dabadhilifyo waxaa Laga dhadhiciyey maskaxdaada lagu shubey Somali hormar ma sameen karto EE Ku faanaa qoxoti iyo dal aad laheen duli Ku nool
2024-12-17 13:06:03
4
zain_apdi10
Apdi11 :
riyo maalmedka kakac wiilow alshabaab yaaka celinaa nacal dhalee
2024-12-17 11:28:34
2
libaaxasom
abwaan suryaan :
riyadaan xage laga dhisirabah
2024-12-17 12:59:32
1
adeshhilowle
shamuure :
Alshabab yaa ka celinaayo
2024-12-17 15:12:30
0
craxmaanahmedcume
Craxmaan Ahmed Cumer :
qarax u diyaar garooba hee hada fisqi keentaan wixi liido ka dhacay ka daran 😳😁😅
2024-12-17 14:03:42
0
ahmeddhaqane8
NABAD-BILE :
hormarka si qaldan ayeey u fahmeen dadkan somaliyed qarkood , magalada aan laheen waddo , Cafimad, golle degaan, adeeg Dowlo iyo lacag local ah oo dowlad sameysay xage hormar ka jiraa?
2024-12-17 17:53:35
3
usama_99s
USAMA :
Dal xureeye❌ Dal xaraashe✅
2024-12-17 19:10:49
1
abdiasisjamacmire
abdiasisjamacmire :
ninkan wuu qadeeye markaas riyooday
2024-12-17 12:04:07
0
zake_lilhat
Zake_lilhat :
darusalam oo kale Lee loodhisi doonaa.. guryo gaagaaban iyo meel sahara eh geed la aan
2024-12-17 18:36:13
1
vitaminsf4
︎ :
Deg Wadajir tagtay 🥰
2024-12-17 14:17:00
2
suleeqoaxmed47
suleeqoaxmed47 :
Masha allaha ishi bugtay ku bikacso muqdisho❤️❤️❤️🫶
2024-12-17 16:32:43
1
nasiixamacalim143
NasiixaMacalim143 :
Dhismaha Geedweyn hanagala sobobsiyo👍
2024-12-17 14:23:41
1
soomaali.ali
xamar cade :
🥰🥰🥰🥰🥰guul umada Somalia 🇸🇴
2024-12-17 13:15:40
1
drshumble66
drs nimca humble 👸♥️ :
Asc dhmn reer muqdisho waxaan ogeysiinaya qof walbo u baahan fursad shaqo in maalinta berito ah la bixinayo firsado shaqo banaan waad ka faaiideysan kartaan igala soo hadal 0616114335 saacada waa 8
2024-12-17 19:48:54
0
sidcumar10
Saeedi :
muqdisho lee mala disaa
2024-12-17 19:46:44
0
alpamoja
James Robert :
somalida naashqaadahaa been bay ka sheegaan mushruuc kastana iyo naashaqadisa ismaa lahaa calamka somalia unbay jirda
2024-12-17 19:43:18
0
khalifsiyad1
Ka horleexo ? :
somaliya hutelo uma bahna waxay rabta dowlad dalka dhaman mamusha
2024-12-17 19:27:03
0
zkionaan2_
zki onaana/📿🎵 :
Wale Riya ko jirtaa soo laa Bo 𝐰𝐥𝐥 😂😂😂😂
2024-12-17 19:20:41
0
cfiaax.axmed
C/fiaax Axmed :
runti guryahan waxa ka wanaagsan warshdo dhlinyaro farabadan ka shaqeyaan
2024-12-17 18:45:11
0
muhsn10
Muxsin-10 :
Somalida Waa dad ka kaliye ee magac cope ah wato🤣 hadii wadamada hormare la jogi lahaa maxkamad ayaa la idin saari lahaa wallhe.
2024-12-17 17:58:12
0
To see more videos from user @cabdimahad380, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About