@drasim27: Taxanaha Caafimaadka 1. Waxyaabaha sida maalinlaha ah xasaasiyada maqaarka u kiciya waxaa ka mid ah saacadaha birta ah, silsiladaha gacmaha la gashto iyo xita jijimaha qaybo ka mid ah, caafimaadkaaga ayaa ka wanaagsan xaragada, ka taxadar hadii ay si gaar ah ay kuu dhibayaan 2. Dadka koolba aariyadu feeraha ka gasho waxa ugu badan ee sababa wacaaka mid in qofku tiirsado darbi xilliyada qaboobaha, in aad xigsato darbiga gaar ahaa geeska ay dhaxanta kasoo galayso marka aad dad la fadhiso sidaa darteed ha ku tiirsan darbiga xilliyada qaboobaha hana xigsan darbiga geeska ay dhaxanta kasoo galayso 3. Cudurada neefmareenka iyo xasaasiyada ku dhacda caruurta waxa ugu badan ee keena waxaa ka mid ah in qolka oo la carfiyay horey laga seexiyo caruura, xita dadka waawayn ayay dhibta caraftaas iskaba daa caruur difaaca jirkoodu yar yahay, seexi caruurta qolka 2 saac ka dib carfinta 4. Waxyaabaha hingada sababata u ah waxaa ka mid ah cabista shaah sanjabiilka laga badiyay, cunista cunto aad u kulul iyo basbaaska qayb ka mid ah, cunista cunto diiran, shaah loo qiyaasay sanjabiilka iyo inaad basbaaska yarayso ayaad kaga fiicnaan karta hingada soo laalaabata 5. Waxyaabaha madax xanuunka joogtada ah keena waxaa ka mid ah in qofku madaxa maro gashto marka uu hurdaayo, marada madaxa aad gashatay waxay caqabad ku tahay hawada fresh-ka ahayd aad qadanaysay, madama madaxa aad maro gashatay neeftii kaa soo bxday ayaad dib u qaadan doonta halkii la rabay hawo fresh ah inaa qaadato Qodobke Dareenkaaga Soo Jiitay La Wadaag Walaalaha Kale Si Ay Uga Faaiidaystaan #Share @CITY GENERAL HOSPITAL

DR.ASIM🩺🩺🥼💉🩺🥼💉🩺
DR.ASIM🩺🩺🥼💉🩺🥼💉🩺
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 17 December 2024 18:08:25 GMT
543
2
0
1

Music

Download

Comments

There are no more comments for this video.
To see more videos from user @drasim27, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About