sorry wllhi mar 2 waad isku day inaa bixi kaftan wadada Algeria 🇩🇿 furan plz isku day subi wll inta yar thy soo tahriib😳
2025-01-09 13:53:51
61
Apshek :
dhalinyaro qofkii ubahan safar fudud algeria waliba qarash yar wlcme✈️🚙🚶
2025-01-09 15:43:05
13
Nasriin❤️ :
adigo bac buluga sita halugu so celiyo 😂😭so dhawaada wlalayaal
2025-01-18 07:51:15
53
ᗯᗩᗪᗩ ᑕᗩᗪE🕴🚬🖤 :
yaan Is racna Dhalin yaro Oo Diyar ah wiil Iyo Gabar Ba 💀
2025-01-18 14:50:23
6
Amiira Amran :
ani hadi laidhoho wadanki balagugu celin dhulkan jifan laha wlh 😂
2025-01-12 09:57:21
16
Biyo Dahab💕 :
Ani wllky iso celiya plz😭😭
2025-02-07 11:36:37
13
Shugria mohamed zxipted 🤍 :
😅😅😅wlh Ano tahribay nnki isoceliya hben mdow bn mindi ku bobsinya
2025-03-12 13:05:37
11
HANI ABAYA❤️👸🏻 :
Ana waan sii socdee maxa so celiyay
2025-03-06 16:32:21
0
Anisa :
Anoo tahrib io rafaad so maray hada somali leygu so celiyo wa is dila lee xalkle mlhn😭😂😂
2025-03-04 07:24:28
1
boss ka boss :
qaramada midobay io xumno ka tirsan hayada so dalka adunka IOM IO madax somaliyed so dhawada walalahen nagu dhahayen lkn maxay ii tari 16k dolar magafe iga qatay alx cawa waxan fadhiya Addis Ababa
2025-01-20 16:38:24
1
+25290🇸🇱 :
wlhi anigoo tahribay qofkii isoo celiya Waa ku jihadayaa😅😅😅
2025-03-13 14:06:03
1
sulthan AaaR🇪🇺👑 :
walhi waan idinla ladermayaa sxpyal
2025-01-21 15:10:52
2
W A S A A Y E 🦇 :
sabb😭😭
2025-01-14 12:45:11
1
AbdiFx :
Alx Hadaba Hoyo yiin ki Hurdalanta iyo Naxdinti Laga sofurty
2025-02-08 13:27:31
1
إناه موليدي🇨🇭🤲 :
2 jer ly so eliyay wxan iska qomameya lacagti wa lidkay ka baxday ano an wxna ku so qab san 😢😢
2025-01-24 18:48:57
1
queen 👸 👑 caashi :
Yairacayo
2025-01-13 20:04:40
1
Moha :
Inta Algeria isocoto bisha3xaat hisoqabtaan
2025-02-02 10:16:12
2
Anab🇩🇯❤️ :
Wan Is Suxin lahaa Wlhi Hadi La idhaihilaha Dalkaaga Laku Celina markay dadka So Baxan so Kici Lahaa😭😭😂😂😂
2025-01-14 11:43:53
4
KHALIID ZILVA2️⃣2️⃣☪️ :
yaa ijeedo😂😂
2025-03-08 10:51:53
1
Abdi ciise🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙋 :
insha allh Mar on wategi
2025-01-09 15:39:11
2
️ :
Saan xanun weye wlh so celis
2025-01-18 18:36:42
1
moneyyy💸💰 :
ana wan socda dadkana ayago bac baluga wata laso celinoya wamaxay