daahir aa la qabaa ani wiilkaas wiil been sheegayo uma eka
2024-12-19 09:04:46
41
naagti ninka ceejisay😃 :
wiil kas yar been ma sheegayo lacag na cid kama uu rabo ee aakhiradiina u naxa hooy
2024-12-19 11:40:54
9
naashqueen0 :
Bal ma ayaga xaqiiq u hayo dadka xasidsanaa acuudu intaas la cawinayo ayey ka xunyihiin😏hadalka see iskugu jibinayaan aya laga daremaa iney been sheegyaan
2024-12-19 09:36:35
13
may.muuna12 :
walhi waa been hooyo ilmaheedu sida um eekadane dhubuuni iyo xasaasi iyo rag kale kum amiintane walhi waa been ilmah xaladiis eegay
2024-12-19 09:30:11
10
governo gril❤️💪 :
ma ilmihii dayacnaa nabrahu diloodeen hooyadiis sidaa ku fiirsan leheed🥺
2024-12-19 09:33:35
7
🍫🍯👸Maria :
Nayada ilahay kabaqa qabri iyo qiyama jire 😭😭
2024-12-19 09:30:37
16
Hagadheera Legend :
daahir waa rageedi walaahi
2024-12-19 10:34:34
6
Princess qaali💞 :
daahir naagahan dagaal bay ku jiraan
2024-12-19 09:24:08
5
fahiima_qurux :
waa sax taas wallaahi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
2024-12-19 10:50:45
1
Hoodo sanaag :
naag isaaq waxa ma saman karto ee xitaa hadi hoyadi nooshahay
2024-12-19 12:12:33
3
billion dhaan 🫂🔥 :
aduun dahir lee yahay ilhy ka baqan nagahu ay been shegin wey🤣😳
2024-12-19 12:00:22
2
Indhadeeq❤️💕 :
Wiilka maaha mid caruura ku tuugsado waa nin puntlander
2024-12-19 12:15:17
1
Hodan Qalbi Saliim :
Wiikaas been ma sheegaayo daahir waa runtii qof been sheegaayo waa kala hadlaa e allaha haw gargaaro yaa rabi haloo duceeyo
2024-12-19 11:32:02
3
Khadar fj :
Xqiiqda mrkey timaado ayaa laga rabaa iney kajawabaan
2024-12-19 12:38:42
1
Shurunshur uleeye :
sababta naarta loogu badiyey sidaan ayaa ka mid ah
2024-12-19 10:43:16
3
hayattt🖤 :
ilmaha yar hooyadi wxy noshahy uma ega dulmiga iska daya🥺