@k4u436:

Dhaqtarkii Jaceylka
Dhaqtarkii Jaceylka
Open In TikTok:
Region: SO
Wednesday 25 December 2024 08:52:58 GMT
140890
3221
179
2228

Music

Download

Comments

malaaq613
Malaaq :
Meles iyo Afweki wey ku noolaayeen xamar. Laakin sawirkaan waa 1994 Assab Eritrea. Afwerki gabadhiisa Elsa dhabta ku haayaa. Elsa liberation kadib dhalatay.
2024-12-25 10:06:40
32
victorgoodfelow
kyle20225 :
Complete Lia weligood xamar Kuma nooleen. This picture was taken early 1992 when males was junior partner
2024-12-25 10:27:49
12
nuuria.nuuria
Nuuria Nuuria 🇸🇴 :
Somaliyeey ama soo dhaweysta ama iska dhaafa madax kasto oo Ethiopian ah waxay ku tashadaan iney iskiin diraan oo ey idin qabsadaan maal ama maskax hurdada ka kaca ama hurda ilaa yowmul Qiyaame
2024-12-26 00:38:21
8
cabdixakiinxassan0
Caynsane :
Hogaanka dalka ayaa kala wacan kalana aragti dheer wax kale inama haystaan NIMAAN TALIN JIRIN AYAA TALI LAYIRI.
2024-12-25 20:42:42
7
bilan_31
bilan_31 :
Nasiib xumo weyna manta 😭dalkeni quruxda badna Qabiil aya kadoraney😭
2024-12-26 06:01:26
5
muzamiil52
black man :
waa cadawaga sirtena baryay wayo hada kilida firaha kaa galinayo cajib waliga cadawaga ka soo dhaweysamin sidi Israel falastin ku soo dhaweysatay hadana liqday de🤔🤔
2024-12-25 13:27:28
4
sdajiye
shafi :
2 daba ujeeedo ay lahayeeen wayna gaareeen oo qorshe ay ku socdeen balse inaga cidna noma maqna celna noma qodnaa
2024-12-25 14:50:07
4
axmadsaid
Eng Ahmed🇩🇪🇸🇴🦅 :
malez ninkii burburiyey somalia weeye fadaral iyo qurun noo sameeyay lkn Asea Afaerki waa ka haynaa abaalki wakaa ciidamada noo tobara.
2024-12-25 13:51:13
2
To see more videos from user @k4u436, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About