500 qawarij baan 1 maalin cagta mariyay Somali maxamed duco Igu sooo kaben wana u aaray jab weyn wan garsiyay wexenan hilmaami donin wa ku samaynay wana niske dhiman thy xasaskin ban idinka furan Dona
2024-12-26 12:31:47
3
Talo fara ka baxday😂 :
Xamar goonyaheedi hadan dhiigu gobalaynin. Oo maxaa nagala soo doonee dhiig iyo dagaal shekadaas waa la isku fahmay. Orod hargaysa u dhaw amxarada iyada ka ceshto tan kale xmar risk ku jirto shisheeyo
2024-12-26 11:44:02
1
Venom :
Goaanka uu Nageeye qaate Adiga seed u aragta ?
2024-12-27 13:41:40
2
mafiyogirl :
Sidan aamin sanahaygacanta dowlada ayuu ku maqan yahay video uu so duubene wey ku qasbeen niso wax kasto ka filo
2024-12-26 05:18:02
1
Dirie Abaar🦁🦁 :
Leel-leelka noloshiyo dhibtaan laysku liidaayo
Lax ninkay u qalantahay dunidaan wananka loo loogin
Lacag kii aan hayn laadka iyo liifku jiiraayo
Luuf-luufka weerada dunidaan layliga u darana
2024-12-26 11:20:19
0
Apdalla20 :
Wa hadal culus🙏
2024-12-30 23:56:27
1
dhoofiye :
ninka soomali wa u bahantahay weliba kacdoonka dhalinayarada ee ethopia lagaga hortegayo wa u baahanyahay
2024-12-26 06:15:51
3
Ustaad Mowliid Yusuf :
Qof aan shabaab ahayn in aan kamaqlaan jeclaa ereyadaas. Sh waashaale shisheeye waa gaangis dhiigyacaba waalagu qaldan maskiinkaan. Meel laga maamulo ma oga
2024-12-26 19:35:42
2
mohamed136 :
wadada uu ninkan maray tu lawada Mari donay u ektahy walhi
2024-12-26 14:43:18
2
abdirahmaan Osman Nur :
gabaygaan ujeedkiisa waaba garanwaayay
gardarada ma fiicnee maxuu xamar kasoo doonay
gobolada waqooyi maxaa nabada u gaaryeelay
gaaladii amxaarada kuwaan garabka siinaaya
oo gumeeystaha ku faanoo