@macruufxaaji1: Waa Maansadii HAGAR-LAAWE ee uu tiriyay Allaha Janneeyee Abwaan Gaariye 1984tii, waxaa nasiib darro weyn ah maanta oo aan joogno 2024 iney balaayadii uu 40-sano ka hor nooga digayay ay weli u sii dhimanayaan Wiilal Soomaaliyeed!
Macruuf Xaaji
Region: SO
Wednesday 25 December 2024 15:13:07 GMT
Music
Download
Comments
user2591581837559 :
Sorry Somali damirla 😭
2024-12-26 23:45:10
5
libaax💪💪 :
1984
2024-12-26 15:41:43
2
sugra ina cbdlh :
waadhab
2024-12-28 11:40:47
0
mariam🎀 :
Ayaan darro wayna somalia 4teeda dacal dhiig baka daadanaya💔
Marbaad is dhihi ina soomali noqotid wa qayb kamid ah nasiib xumada
Subax walba dhiig ku waabariso subxnllh
Dunidada horumarka lgu tartmy
2024-12-25 19:43:53
17
LAYLA MAHAMED :
ayaandarada manta somali haysata 😢
2024-12-26 05:13:15
4
Lahaw arakti fog :
After 40years
2024-12-28 02:29:31
1
A- :
Inuu wiil somaliyed dhimanayo nolol oo ma taalo 💔
2024-12-26 11:43:27
1
hassan yare :
ilaahay dadka soomaaliyeed nabad ha dhex dhigo colaad waa lagu daalaye.
2024-12-25 21:10:54
6
Ax-rashiid xusseen-Aabbi xasan :
Allaha unaxariisto
2024-12-29 14:29:36
0
Dhal ugaas🤍🕊 :
waxaan usheegi laha maansadan @arab iyo @ree isaaqoow isdaaya oo nabada doorta wllyl hooyo unbaa gabĺamatsee😭😭😭💔
2024-12-26 09:41:52
1
isma lura :
gacal iyo hilba is xasuqay 😭
2024-12-28 04:45:36
1
Cida vilada inantoda 🧡🦅 :
Alle hawnaxaristo abwankeni🙏🙏🙏
2024-12-27 06:17:41
0
Gamcodhere kooshin cano mawaye :
😭haybtaydii bas is😭 cunaysa😭😭
😭garbkaygibaa is wada heeray
😭gacalkiyo hilbaha is xasuuqay 😭😭😭😭😭
xaqiiq weeye
lkn aaway dadkii fahmi lahaa
2024-12-27 00:47:03
2
user28850177900708 :
😭😭😭😭😭 jugtu waa waxaan la hagaasay
2024-12-27 07:18:24
0
dekaibnatuyazzin :
😭😭😭😭😭😭😭😭illaahow adaa talo kuudhiibanay yaa rabbii
2024-12-27 17:04:36
0
NaضRa❤️ :
Ilahay haunaxaristo adeero🤲
2024-12-26 10:28:56
0
c.salaam12@) :
alla ha uanaxariisto abwan gariiye
2024-12-30 00:14:05
0
warda⚘❤️🩹 :
allh ban naxariis kasugaynaa inago somali melwalboy jogaan dhiig dadsnaayo waliba qabiil la isku madhiyay maati iyo hawen wxba galafsan ya allh😭🤲
2024-12-28 10:10:23
0
user6392247398600 :
m.a geesi waxgarada soomali adomale aya xumikara
2024-12-26 14:45:16
0
filzan :
aheey akhiro ayaa war geeya aya abwaankas ushega in wali lays cunayo birgamaydo xata an lo abayelin🥺
2024-12-26 10:44:50
0
hooyo hoyo hoyo 1431 :
illahayoow dadkeena ada wayne kla jabooji
2024-12-26 11:21:39
0
Boss lady 🦋💕 :
Allah hakala qabojiyo dhlnta isku dhamaty
2024-12-26 10:53:38
1
ASK4RI JIIF4🇩🇯🇪🇹🇺🇸 :
Naxaristaw u naxariso
2024-12-25 22:34:07
1
mahamedj4 :
dhan heedhe iiima fayooobo😭😭
2024-12-25 22:36:30
2
umu hanad :
kug dhimay oo ka dhiimay😢😢😢😢😢
2024-12-26 05:17:09
1
To see more videos from user @macruufxaaji1, please go to the Tikwm
homepage.