dadka qabiilka ku dagaalama waa kuwa ugu foosha xun dadka waa kuwa ugu dbaal san caqli ma lahan weligood waxbarsho ma aadin addunka waxy ka yaqaaniin inta qabiilkoodu dego war dadow qiyaame ogaada
2024-12-31 17:28:45
1
Gamaas😎 :
hhhhh hada dad nool ayaad afkiina ku disheen😎ku socda dhiiragalinta ilmo damer
2025-01-04 02:25:59
0
:
wllhi abwanka wan u ahaya 🤣❤️😍
2025-01-02 07:44:48
0
Cabdilaahi maxamed Istuuko :
allah baa awood leh wejiyo badaneey doqonta hadalka kufool xun
2025-01-01 16:42:14
0
5+5=10 :
cabsi cabsi
2025-01-01 15:03:01
0
daacad :
War masaakiintaan daya doraad marka ceeldheere buraale agtiisa lugu xasuuqaye
maxaadan wax u tarin markaa askarta aano qabiil u dileysid ?