@dhado19: "Cabduqaadir ayaa u waashay Jaceyl Dartiis kadib markii ay ka Tagtay Gabar uu jeclaa oo lagu magacaabo sucaad taas oo ka Raacday ama Guursatay Nin lacag leh. hada waa Darbi jiif ku nool Magalada. Kismaayo Waan wiil Xagga dhimirka la' marwalbo la weydiiyo maxaa kugu dhacay wuxuu ku jawabaa Sucaad ayaa sidaan ii gashay oo aan darteed kismaayo u imaaday si aan u guursado ' Wuxuu kaloo yiri Sucad ha loo sheego inan xanuun sanahay ........#jacayl #hooyo #konfurgalbeed #ilkacaseqays #sharma #somalitiktok #gaalkacyo #galmudugnimo💙🤍💚 #mudug #bari #puntlander🇸🇱 #Djabuti #garoowe_puntilnd_soomalia