Ey dheh in hal mino looga naxsdo ahyd ama uu asagoo leh alle ga gaxee inuu tago😂
2025-01-05 19:50:37
9
mohan :
wadankena wan jecel nahay lkn dhaqalo xuma naga waday
2025-01-05 20:35:53
13
YARTA🕊MO :
🥺🥺 wlhi somali ma ka fiiicaan maba jiirto
2025-01-05 16:47:19
6
ceyrow🇸🇴 :
per month 60$k ayey qatan kuwa UN ka ushaqeya
2025-01-06 04:42:54
3
Amiit Hussein 2026 :
kan yuu ahaa
2025-01-05 20:05:46
1
M.M.O :
araga aabihiis iyo codkiiba wuu hestaa allaha unaxariisto pf jawaari
2025-01-07 04:48:13
0
More user :
faan badanaa
2025-01-07 01:32:58
0
abdulbasirmt :
adinka burburiyay
2025-01-07 00:47:44
0
mahad shiine2024 :
saxiib waxad isla bar bar dhigeysaa nin qaata mushan badan 15000 USD iyo nin bahan oo shaqa lan ah oo somali ah.
marka. adigaba. sifiican u fakar. ha noqon. kiiyiri. maxa xalwo oyo. doolshe lo
2025-01-06 06:12:20
2
Captain_Mohamed_ Abdikadir ✅️ :
Taliye Cirfiid Yaa La dhahaa
2025-01-06 03:45:31
0
user8132240243166 :
dadkeen qaastan dhalinyarad waxa ka waday dalkood dhaqaalo laanta haday waxbarasho helaan iyo shaqo fiican iyo nabad dalkood kama tagayaan
2025-01-06 20:52:58
2
Mohamed Abdi Sheikh :
Cabdicasiis maxamed osman Jawaari weeye ninkaan
2025-01-06 01:52:24
4
الليث في الغابات مكثفة :
waa wddan Aan Dad lahayn, soomaali Bellaayo Ayaa ku dhacday
2025-01-06 19:44:53
1
Gulled jr :
Ninkan wa iska hadal Ajanbi Dalka Joga lacag badan ayey qatan tusaalo nin ka Uganda ka askariga ah 1200 dollar ayow bishi qata halka wilka Somali askariga ah 200 dollar toos ah xata biishi laa siin
2025-01-07 10:10:01
0
To see more videos from user @geel.channel, please go to the Tikwm
homepage.