maayorkaas waa dadka fara ku tiriska ee Dhanka wanagsan u wada umada somaliyeed guulayso maayor 👏👏
2025-01-06 20:50:28
9
Mohamed Hassan :
tuulo ciise dulmane 😂😂
2025-01-07 06:56:00
1
pahzane3 :
gabilay ayaah kawayn walahi 🤣🤣🤣
2025-01-07 00:00:52
0
Goldenboy Jirde :
Dadba hada muqdisho iyo Garowe sima muqdisho inta ay somali jirtey aya lamal gashanayey garowe 2007 aya dhismo lagu bilabey magalo hal Mar dhismaysa ma jirto
2025-01-07 14:29:13
0
𝐅𝐚𝐫𝐚𝐡_𝐃𝐞𝐫✪🦅🍂 :
bowe hada ilahy taqano kasaar😂
2025-01-07 15:29:43
2
Susu💜 :
Bal gudomiyaha halke lagala xirira an lataliye,hedhe magaladu laammi bas ma rabte bal dhirayn usameya o dadku bacadka ma dhibsadan miya
2025-01-07 03:14:17
3
PUNTLAND FIRST✅ :
Adeer guryaha gagaban ganacsado ha ibsagan dabaqyada badiya
2025-01-06 18:29:16
1
boraboa :
gudoomiye salan sare hada kadib dhismayaal dhaadheer sidii loo dhisilahaa Ku dadal mahadsanid gudooye shaqada wanaagsan aad qabaty
2025-01-07 14:46:47
0
Axmed Saliim Mhrz :
Kabixi bowe Cadow baanu leedahy 😂
2025-01-07 10:36:36
0
🦋 :
alla waxey dhulbahante xiqayaan😂😂
2025-01-07 04:21:51
0
darwishad3 :
Magalda bajajta kliya halaga Xanibo sida kle wa quruxe