Kiilo loos iyo saliid macsaro hadee aan so gadto oo gurigeyga ku sameysto kawaran 😒
2025-01-09 17:06:00
56
balqisa :
labadaba cudur lagaqaada i aamina .wllayaal .😭 .in ee sheegana waa sax .
midkle .ukunta dateka aad usameysen kasoohadla
2025-01-09 15:29:33
16
Qeelshe Cade :
South sudan wuxuu yaalaa asagoo fresh oo waxba aan lagu darin LOOS NADIIF eh midka uu gacanta ku hayo oo 20 xabo cml ayaa 5$ eh raqiis
2025-01-09 18:19:46
7
fitah@19 :
dadka marka la rabo in wax laga dhadhiciyo cancer ayaa lagu cabsi galini😂 mid malin dhaway yiri sadaxlaha caanah lagu shubto cancer aya laga qadaa isagoo rabo in uu alaab uu keenay suuq usameyo.
2025-01-10 01:23:04
0
🎀Roz🎀 :
Plz codsi ayaan wata dadka oo gym dhigta iyo kuwa Diet ku jiraa qeeb gooni u sameeya walibo cuno kala duugan keena qeeb dadka gym gooni u ogaada plz
2025-01-09 23:58:30
2
Caanomadaadshe :
sababo badan awgood lee miyaa 😂😂
2025-01-09 15:03:51
4
Arjaawi :
peanut butter wuu u buuxaa xayaat markii la wayay cid gadato ayey suuq xayey siin u sameynaayan but cancer from plastic ayaa laga deerinYaa
2025-01-09 18:44:58
1
hudheifi abdi🇸🇴🇸🇸 :
ninka ma geedi sahan oo duqooba waa yaabe
2025-01-10 04:32:05
0
UBAID EBRAHEM :
geedi sahan bad isku cod eegtihiin🤔
2025-01-10 00:45:47
0
Goodir :
Hhh, ganacsigaga unba xayasinaysa, ingredients ka ka hadal bal, mid peanut butter 100% kuma jiro
2025-01-09 23:02:59
0
Abdinur :
sxpow waxa aad sameyaneyaso waa xayesiin dadka qara mafamayan loqad waa English ubadal afsomali
2025-01-09 22:34:25
0
Beesaani Quule Poi :
Marketing inaba aan caadi eheen 👌👌
2025-01-09 21:32:36
0
⚡🔋 :
Cad iyo Caano the legend
2025-01-09 20:38:39
0
wizz zack :
dhamaantood India soo saarty anaa tagy oo soo arky waana ka soo tagy wlh aduunka India wxey sameeyn ugu necbahy wasaqlayaasha. looskeena caadiga ah aan guriga ku shiity baa isticmaala hda 💀🤝