Somalida gaalo iyo jaahiliin ayay wada noqden waxay marayaan heer ay diinta iyo sunada nabiga scw ay khawarij u aqoonsadan. Yaa rabbi wlhi dadkan meel baa lo wata
2025-01-12 13:00:23
10
Drs Samaan 🥼🩺💉❤️💯 :
Shabaab Ayaa U Tagi Karaa Aaa
2025-01-13 15:58:43
1
adonkii illaahey :
sheq cadowgaaga waa cadogeega❤♥️🥰
2025-01-16 13:22:40
0
09888 :
shabaabaa utaki karaa aa intasa ku xirantahay😂😂
2025-01-12 19:23:12
0
c.raxmaan :
reer galbeedka baa qofkasta oo diinta islaamka iyo sunada nebiga muu jiya bay waxay dhaheen waa arga gixiso balse iyaga lamyaabani waxaan layaabanahay doqomada fikikad sheekhyadeena maskinta ula imana
2025-01-12 18:25:20
3
Abdulkadir :
wanaaga meeshiisa kawad 💯
2025-01-12 12:54:42
3
feysal wadani :
ninkan shabaab ma ahan ee ka leeexda shababka indhahoda ayan ka aqana
2025-01-13 19:22:06
2
Aya Nikola :
Sheikh Allaha ku Xafido Wlhi dar Alle ayan ku jeclahay♥️
2025-01-12 14:20:26
2
cabdi xasan :
Guuleyso sheep
2025-01-15 14:08:41
1
Alcadaala🇸🇴🇩🇪 :
ninkii diinta dadka u sheego shabad shabaab hadii lagu dhajiyo yaa diinta dadka bari doono
2025-01-14 23:24:54
1
Hadari :
Dadka shiikhaan sunnada ku haysta waa kuwo qaatay ujeedkii gaalada ee ahaa qofkii sunnadu ka muuqato hala takooro.
Dadka wax waxwalboo wanaag ah AS u tiirinaayo ayagaa AS ah.
2025-01-13 03:42:05
1
Ibrahim boolaay :
scw scw scw
2025-01-12 16:47:23
1
wilkahooyo :
War ni Kan miyadan fahmeynin waa khawaarij
2025-01-22 06:14:26
0
zaki :
dilka dadka dowlada dil badan
hantida shacabka dowlada dhac badan
amni daro dhulka dowlada amni xun
2025-01-21 07:03:11
0
Looban2023 :
walahi Ben ma ahan wadadka halaka daafo dibka
2025-01-20 16:47:09
0
Abdulahiyoow👳🥀🤍💓 :
ماشاالله.
2025-01-18 03:29:47
0
ẅľľ įpřŏŏ§ɛ🔥✊️🦁 :
meel kalow ubaasyay 😂😂
2025-01-17 19:37:18
0
pretty :
sheikh halka kaga hey
2025-01-17 11:13:56
0
deeqsan :
All kaan ugu wayn o Bari DacishaTa so GaLeyay ba Thy Maxa izku Qariin aderw😂
2025-01-17 03:36:39
0
BEHIND THE NET :
wan tagi karaa aaaa
2025-01-16 18:31:59
0
Ayman cade :
Xaqiiqda ayuu lahadlay wllaahi
2025-01-13 16:18:00
0
To see more videos from user @sheikh.cali.garwe, please go to the Tikwm
homepage.