hadaa daroogo la dagaalameesaan maa mida dalka laso galsho la galaantaan oo waliba garoonka diyaaradaha aden cade lagaso dajiyo mise jaabka jaadka daroogo uma taqaaniin
2025-01-15 11:32:54
8
CADCEED :
adeer bahashu marka dal kle la geeyaa waa lacag badan miyaa😂😂😂
2025-01-15 11:17:17
2
🦋 :
taramdol madax marka leyga qabto ayan istcmli jiray wax badan ban ka isticmay wlh xanunka dhan wu ka jara hada sanad ma cunin alx
2025-01-15 19:11:13
3
I͜͡l͜͡k͜͡a͜͡c͜͡a͜͡s͜͡e͜͡★𐂂 :
Shuute umada unaxariiso
2025-01-15 11:26:38
4
bosska bosaso :
malin walbo ayaa walhi muqdisho gaari liga soo saraa waliba bosaso ligu keena yaa wax ka badli karo
2025-01-15 11:17:38
1
Maqrib Tukade 🫴🫀🇱🇺🇱🇺 :
100 ka xitaa wa la dhaha bile bile😂😂daremodol magacisa kala 50 ka ma haysa logu dhaha 😂😂yab
2025-01-15 16:05:22
2
kaafi garcade :
assaga waxaas aqrinaya ayaa isticmaala maandooriye bal kwrn
malina luug ka dhawacmaat ayaa la ii siyey tramadol waxan moday inu guurigi iguso dumssyo iyo dr iso kor istagay waxan u maleyey inu igu so dhacaayo qeylo an afka saraay.seey uu cunaayan yAb walahi
2025-01-16 08:12:59
2
Xavi :
Bilibili kuwo badan cidanka katarsan ba cunaan😂
2025-01-15 13:19:32
3
عبدرزاق صلاة معلم :
Anaa daroogada usoo dhiibay😁
2025-01-15 10:44:14
3
To see more videos from user @garyaqaanshuute, please go to the Tikwm
homepage.