So lama ogaanin gabeygan wuxu tiriyey abwaanka 1950 mantana waxa laga joogaa 75 sanno weli soomali heerkaas kama aysan tagin oo uu abwaanka ka gabyey ummad waxanu nahy aan waxba u kordhin
Abwaan intaa sheegtayba la ogaa, laakiin laguma waana qaadaan.
Abwaanka Allaha unaxaristo , hadduu dhintay iyo hadduu nool yahay.
2025-01-16 06:56:49
1
robbery🕴 :
gabeyga magaci
2025-01-18 16:50:03
0
Qadra ahmed :
jaahilnimada iska dhaaf shabab caadwga li jeesta
2025-01-17 19:48:36
0
cabdulqaadir :
sax waaye walhi
2025-01-17 15:15:34
0
Mar la arag👸🏽🇸🇴🫶🏼🇵🇸 :
Dibira waa meel lagu hoobtey miyaa😳sida magaca ka muuqata waa wax naftii ka baxday oo fuurey ama bararey marka meydad badan baa halkas bararey miyaa subxanallah ilahow somali diinta fahansii
2025-01-16 20:42:04
0
Amiir Haaji- :
Bal eeg wali maalintaas arinkaas taagna baa maanta taagan , Bal may mar intay iswada saamaxaan iskaashadan wada noolaadan oy hurumaraan
2025-01-16 20:04:03
0
Ibrahim :
Irir iyo wataas laysku jabay idilki daarood shalay maanta u ekaa Weli ma dhowa
2025-01-16 18:47:23
0
To see more videos from user @qaraami_10, please go to the Tikwm
homepage.