dalka waa la nuurinayaa..asxaabey isdajiya..wadan amni ah oo qurux badan baa la idin dhisaya.... walahi dani waa lagend .waxan mucaaradkisa ahaaba dibaan ka aqonsaday inu lagend yahay.
2025-01-20 08:58:14
6
ᗩᗩᖇKᗩ 𝐷𝐻𝑈𝑋𝑈𝑆𝐻𝐴🤴🦁🇧🇸 :
bosaso hady wadanka la tartamaysa😂
2025-01-20 10:20:18
9
SuMMa💕❤️ :
oo sbb loo dumiyey mia la dhisaya
2025-01-20 08:53:51
4
samiiro2233 :
qurxinta mgalada shacabka Dan yarta Maka muhimsana khalad wayn bay smeyeyn iyago udigin bay dadka meheradahoda kadumiyen gnacsatada bosaso way dulmanyihi allaha kaqabto cadowga
2025-01-20 12:03:23
1
Halawasho 🇸🇴🦅 :
horu mar wacan Bosaso inkasto meshaydii layga jiray😂
2025-01-20 10:31:45
3
soo shido😒 :
wala dhisayaa dee mesha tuun San yihiin ka yabay gri iska Daye qof bini adama ma dhaafi kro ciriiir wye
2025-01-20 07:34:22
2
qooqaaga reer siciid :
hormar wacan bosaaso
2025-01-20 07:08:24
2
ᑕᗩᗷᗩᗩ🤍 :
allow nimcada iyo nabada no siyaadi amin dhaha
2025-01-20 11:27:21
1
🦟༽🪳🕷️ :
Wadada yaa dhahy awal dhista 👌
2025-01-20 07:05:05
1
marjaan qalanjo :
inta dawlada ku raacsan arinkan
2025-01-20 15:16:18
0
shanta :
magaladaan wada xuuma ku nacay xafado dhan ba u bahan iin cagaf la dhiigo garii gali kariin ba
2025-01-20 14:57:50
0
Kayse2002 :
Masha Allah
2025-01-20 14:27:07
0
Dr-Xudayfiiii yare :
waa horumar wngsn
2025-01-20 14:24:28
0
Aragsan🫀🥰😘 :
Oo maxa dhacay la yiri
2025-01-20 14:12:44
0
MUMTAAS👸💗 :
Ani bosaso kale maa jogne waa yape
2025-01-20 14:11:00
0
manka boy :
hlke wye hlkan🥺
2025-01-20 12:41:55
0
): 𝗖!!乙ᴇ•🔥🐍🥷🏾 :
sheekadii xamar bay wadaan
2025-01-20 12:12:56
0
no waji🐍🥷 :
dawlad nimada waa muqata miro dhalkediye meshan muradka ulahayn nalaku mamuusye markhantan ka ahay deni in nuu mamulayahaye mar sadexad aan doorane ducada somiisa
2025-01-20 12:06:07
0
mahir m.j. 6431 :
saka waxkale
2025-01-20 11:52:55
0
To see more videos from user @maan_hassan, please go to the Tikwm
homepage.