@abdulkadirhassanfilfil: Af qalaad Aqoonta miyaaa filfil iyo hodan afrika

Ustaad Filfil
Ustaad Filfil
Open In TikTok:
Region: EG
Wednesday 22 January 2025 20:03:32 GMT
116018
3977
135
479

Music

Download

Comments

badh90
Bashir Dhere :
fil fil markii dhalinyaradu ku balansato sidaan maa u garaacdid cuudka. ustaadoow xaasidnimo kaa buuxdo. 😁
2025-01-22 21:03:06
19
king_daadir6
🦅CAAQIL DAADIR 23👑🆑🩸🙏 :
cabdul qaadir Hassan filfil ex Cape townian ustaad salama long time boqorka cuudka ama kabanka Somalia 🙏💯👑💯
2025-01-26 12:09:18
1
gujis.lander
𝗛𝗼𝗯𝗮𝗹 𝗚𝘂𝗷𝗶𝘀 𝄞♬ :
Waan asqaysanee, ku aaway abaayo macaaneeyey i sheeg mxa ku daran ? Af-qalaad aqoontu miya ? Maahee waa intuu qofba eebe gasho 💯 xasuustii halima magool & xasan diriye AHUN. old is gold 🔥🪘🎸
2025-01-24 06:26:13
12
mssmaleeka0
maleeka :
what a golden voice ❤💯
2025-02-19 17:50:49
1
fahmo.axmed.cali
fahmo axmed cali :
waa ku salamay wllkey filfil meshedii ayaad dhigtay👍👍
2025-02-06 17:55:46
1
sanaagboy6
Wise Man :
abwaan cali sugule cigaal nin garxajis ah oo habar yonis ah oo abti ii ah buu ahaa Allah haw naxariisto
2025-01-24 09:19:27
2
qaari42
Qaarri 🤍✨ :
1973 ayan heestan jecla 🤔
2025-01-23 20:47:48
2
xasasi_boramawi1
boss :
Caleek Caleek ❤️muxu hees ku baashalay ustaad FilFil
2025-01-24 16:06:51
1
saami.cadde
Saami cadde :
abdulkadir hassan filfil waa mid ka mid raga aan gacantooda jeclahay ee cuudkooda aan ku raaxeysto
2025-01-24 08:04:31
3
qadarali128
kalid bin kalid :
kanwanka meqa lagada please 🙏
2025-01-24 14:33:45
1
mremmanuellustin1
Daf miriq :
Yaa ustaad filfil caleyg🙏
2025-01-26 22:30:18
1
abdirabisirashraf3
Abdirabi🪙 :
waad ku raaxaysatay
2025-01-26 05:00:33
1
zayidbarwani
zayidbarwani :
kabanka wuu ku raaxaysanaya wlhi.
2025-01-22 20:37:28
2
axmadcumar865
suldaanka umada somaliyed :
yaa ustaad filfil sxb waanku xiisay macalin
2025-01-25 00:54:17
1
snb574
Najisacad :
Sxb wan ku wataa legend ba tagay
2025-01-26 19:52:26
2
www.abdulkadir16
Rock 🪨. 😎✌️ :
wow sami ku raaxeyso kabanka😎
2025-01-23 20:23:07
1
bxnhxbh
hhhhh :
ustaad filfiloow war isii Waa intee
2025-01-23 16:23:38
1
najib_brud
🐴 :
Yaa waduud 🥰
2025-01-23 11:41:25
1
yourmom22221
Gondo Libaax :
Abwaan Cali Suggule Cigaal filosof ayuu ahaa
2025-01-24 06:50:40
1
dan_hank
Dan Han :
Waaaw…Erayadii xikmada aha ee AUN Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed
2025-01-24 08:55:47
1
sunshine20436
Sunshine 🌞 :
👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹WOW YOU NAILED IT BRAVO
2025-01-24 15:28:37
1
abwan.sidek
Laf-cambe✅ :
inlala dego ogolow ustaad
2025-01-24 11:03:40
1
bushrawadanii143
Mss America🇸🇴 🇺🇸 :
macalin fil fil 😘😘
2025-01-23 07:59:45
1
mooraal_qasim
mooraal :
hodan africa miya qoftas✌
2025-01-23 05:53:14
1
idiristempo1
idiristempo1 :
🙏💯🥰axsan kebeniste abduqadar x filill
2025-02-14 15:43:23
0
To see more videos from user @abdulkadirhassanfilfil, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About