@xaajimideeye: Xukuumadeena Waxaa Kusoo Dhacay "Duplamatic Abuse" Mana ah inay Si Indho La,aan ah ay isku Difaacaan Ee Waa Inay Ka Jawaaban Uun Maxaa Sababay? Why,Why, Why !!!!. منصور بن زايد يستقبل رئيس أرض الصومال Waa Safar Kamida Safardii ugu danbeeyey Ee Madxwayne Somaliland ahi uu ku Tagay Emaratka Carabta Waxaana Qaabilay Madaxwayne Ku/Xigeenka Emiratka Carabta Mr Mansuur Binu Sayid iyo Meeqaamkii Lagu Soo dhaweeyey, Sidoo Kale Waxaa Xusid Mudan in Markiiba ay Inalawadageen Booqashadaas, Tvga Caalamiga ah Emaratku Waana Wax Iska Caadi ah Oo Muujinaya Meeqamka Dawlad. https://youtu.be/T2DoeN1TWyU?si=8ALDj2I1BUQWZwNv, Mana aha Baahintani kuweena gudaha Ee Waa Heer Caalami Meeqam Dawaladeed Oo Heerkiisu Sareeyo ayay inagu Qaabileen Ee ku Darsada Xisaabta. Waxa Kaloo Xusid Mudan marka Laba dawladood ay is martigaliyaan Duplamatically Waxay Samaysaa Macno Wayn Sida Waftigaas Loo Soo Dhaweeyo iyo sida loo qaabilo iyo cida qaabilaada loo soo diro, Masuylka ka Hortagaba, iskadaa in la qariyee, Waxaanaynu ognahay in aananaynu wali ahayn dawalad ictiraaf haysta balse waxaynu leenahay qabkii Qaranimo oo mudo dheer aynu kula macaamilaynay Dawalaha jaarka Oo aynu ilaashanaynay, mana ah in sidii wafti shacbi ah laynoola dhaqo ama ay xukuumada ima matashaa ay aqbasho habdhaqankan bahdilaada ahi Waxa Uu Cabirayaa ama Uh Muujinayaa Heerka Diplomaasiyadeed Ee Labadeena Dawladood Oo Waliba Waa Safarkii Ugu Horeeyay Ee Madaxwaynuhu Ugu Baxo Dalka Dibadiisa Waxaanay ahayd Heerarkii Hore Kuwo Kasii Sareeya Mooyaane Inaanuu Ka Hoosaynin. Waxay ahayd inay kala duwanaadaan safarkii Ex- Madacwayne Muuse ee Shaqsiga ahaa iyo Safarkan Waftiga Mada Wayne Craxman Ciro, Waxaana jira Miqiyaas Caalami ah oo lagu cabiro, ee inamadan Wasiirada ah Waxaan Leeyahay Caqliga Shacbigiina ha caayina mudanyaal Oo Waxwalbana yaanaynu kuwada hadlin. Fiiro Gaar ah. Hadii xukuumadu ay ina leedahay sidaas qarsoon ayaan qaadanay, inkasta oo waxii la qariyaaba ay qudhun tahay, balse ha ogaadaan safarada danbe bari markay Iskugu Dubadhacsan Yihiin, Maxaydin inoogu macnayn doontaan talaw, ugu danabayn maanta been waad sheegikartaan, balse waa inaydin xasuus badnaataan uun Oo aad ogataan inaanay Sawiradu muhiim ahayn. Alle Xaqa Hayna Waafajiyo Garyaqaan. Yuusuf Biixi Talo-same @muuji#hargeisa #burco #ceerig #berbereia #boorama #Xaji_ibrahim #xaji #berber #ceerigaabo

Xaaji Mideeye
Xaaji Mideeye
Open In TikTok:
Region: BE
Friday 31 January 2025 05:53:28 GMT
28322
3228
130
304

Music

Download

Comments

hapooniita3
🔰🫡 :
muuse biixi intuu madaxwayne u yahay laabta so wada gala xppiyall 🫂❤️🥺
2025-01-31 06:25:47
151
kala_jare2
DHIIGA 🦁 :
Xukumada aqoon aya lagu wada degdeg yunan ku galin awow xarshin marka magalka kaso gasho wa iska sida 😂💔
2025-01-31 08:50:31
47
xaajimideeye
Xaaji Mideeye :
Ninkani Waa Kay Shalay Lahaayeen Waanu La Kulanaya
2025-01-31 05:56:51
55
anizaabdirahman83
Aasiya :
waa maalin jimca ah ilaahay waxaan kaaga baryaya cimri dheer io caafimaad😎😎
2025-01-31 06:11:25
47
awoowga_7
𝗛𝗔𝗕𝗔𝗥 𝗔𝗪𝗔𝗟🐐🇬🇫 :
Nin na isago xilkii ka dagay ayaa sidaa looso dhaweeyay Queen ku boodo na in la soo dhaweeyo iaka daaye sawir in lala galo ayay ka dhaceen carabtu wa garac 😂 Muuse biixi Cabdi 🙏
2025-01-31 10:29:39
22
hiiliyahaboon
lander girl💚🤍❤️ :
markay isku dhigmanba raga laysku dhararshaa adke muuse biixi cabdi xildiid nin qab iyo qaran jecel🥰🔥
2025-01-31 05:57:14
14
blacksea639
Black Sea 🌊 :
Adeero wakhtigaa ku xusi doona 🥰
2025-01-31 05:56:05
9
bintuomer13
R . O .M :
I tus oo itabsi bey aheyd dawladi muuse bixi lkn wxn leyhy tan hada yan laga kenin before iyo after beri marka in yar lagu so dhaweyo hangu dawakhin sawiro tanba wad keni laheydene wixiba iskukin bede
2025-01-31 05:59:03
8
monisheey
No face 🏴‍☠️ :
Qofki qab wayn aya la qiimeya maxa laso dhaweeya intay jiidayeen ciro aya laga wis wisay 😂😂😂😂
2025-01-31 08:42:58
2
itsdiamond009
Aylin💕 :
Wakhtiigi sawirka waa la dhafay markay ku andaconyaan miyaay ilooben inaagu inaynu nhy dad aqoonsi raadis ah marba habka so dhawyenta iyo qabilitaanka ay aduunka la tuusaya in qabka dawladnimadeena
2025-01-31 07:51:18
1
cali_amaan
Cali_amaan :
Dalku maahaa Video iyo Sawir adeer Ninkana wuxuu Yahy iyo qaranka halkuu dhigay waa la yaqaanaye Orod umada xishood la'aanta kala tag Cuqdd yahy
2025-01-31 06:31:32
1
azmapdinazir
dahbo🔋🩸♥️ :
Qaranku uma baahna sawiro iyo video sidaaza lama camera man la kaxastay maxay been ku baashlen💔😅
2025-01-31 06:48:52
0
alone.poy31
Ahmed 💔 :
Meqamka Lagugu soo dhaweyey waxa Ka xun Heshiis yadii ay kula galeen oo aan Halkii laga qaadin lkn Dawlad bilaa sawir Ah oo heshiiskii gir galin donta
2025-01-31 06:59:30
0
amaal_genyo
AMAAL MUUSE BIHI🦁 🩸🔰 :
Muusow hpp 👑❤
2025-01-31 06:48:09
0
aamina496
nalka :
halka qaar halkana lumayaan nacalaa xaro dhiigta aad kasoo baxdeen kuyaal😂😂😂
2025-01-31 09:55:23
1
hdiiriye
hotho dirie :
abaalkad qaranka ugashay dadka caafimadka qaba way arkaan ee ilaahy cimriga iyo caafimadkaba ha kuu dheereeyo
2025-01-31 06:20:40
2
muhiim9362
Muhiim💞💋 :
Bal ciro yulakulmay 😂
2025-01-31 08:41:55
1
mo12344789
mo :
qabkii madaxweyne muuse waxa badalay qaar NGO ay statuska soo dhigan xata post u quudhi waayaan
2025-01-31 07:20:43
1
cawo759
Cawo🌸 :
Cudon way tagte ilaw😂😭😭
2025-01-31 06:11:51
1
ashwaquxu31
ashwa 🧚‍♀️ :
MashAllh madxweyn muuse bixii
2025-01-31 11:28:52
0
sacid437
user sayid cali :
dameerkii qaranka
2025-01-31 11:27:32
0
somalilegend123
Hargeisaaawi :
Wlahi lamay kulmin waa been 😂😂😂
2025-01-31 11:12:16
0
maxamedcabdiraxm73
maxamed fapio :
waxay barooortu 😅😅
2025-01-31 11:05:30
0
edebsaninaibraa77
goosha sacad muuse 🐄 :
musow nin lumaya noka badaly sorry😭😁
2025-01-31 10:54:37
0
maidaali452
kaliged🫅☘️ :
madax Wayne muse bixi cabdi waa Malin jimce ah Alle cimri iyo cafimdaka ha Ku dheryo adeero Ablkaga jano MBC 🦁🦁🦁🙏🤲❤️
2025-01-31 10:51:52
0
To see more videos from user @xaajimideeye, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About