@abdullahiadde8: Taliye Sanbaloolshe iyo dardaarakiisii Jaalle Hawiye 🤣😂 #capcutamor #foryoupage #somalitiktok #flyp #flyp #CapCut #foryoupage #virul

Abdullahi
Abdullahi
Open In TikTok:
Region: SO
Wednesday 26 March 2025 14:03:49 GMT
42060
956
81
446

Music

Download

Comments

jeey494
jeey494 :
Hada ninkan masuul qaran miyaa mise
2025-03-27 08:32:29
9
burfule76
bufle :
wixii hub ahaa oo dhan waad aruursateen waxna waa ku qaadi weyseen ee buntaland waa aragtaan iney iska dulqaadeen daacish inkana tuulooyinkiina waad xureyn weydeen waa ceeb
2025-03-26 22:26:38
4
lee123844
lee123844 :
Aqligiisu waa intaas waa qof aad u liitah
2025-03-27 22:38:17
1
llppyusuf
llppyusuf :
Qabyaalad iyo Qaran dhisid meel mawada galaan.Allow madex wanaagsan na sii🇸🇴🇸🇴🈲🇸🇴❤️❤️❤️🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
2025-03-26 18:02:13
3
babaha2020
🤡Babaha🥴 :
Waa runtood mashruuc waaye lacag ayaa lagu soo qaatey marka dadka lacagta soo qaatey ha galan 💯 isbuuci marekan $40 million ayaga shegeen ha idinka saarto towfiq lawa yaal
2025-03-29 00:16:19
3
jamorastore
Jamora :
Dawladii Somaliayana iyagaa haysta, hub lacag iyo ciidanba, hadana reer buu dagaal galinayaa 😅😅😅😅😅😅
2025-03-27 06:59:26
2
cameeykilimanjaro
Cameey Kilimanjaro A :
qabyaalada bulshada kala tag shabaab qabyalada kadaran
2025-03-27 14:57:25
0
asharaf211
Ina libax sanka taabte :
war dadkan maxaa u diiday in eey ciidanka qaranka dhisan maxeey shacabka Un dagaal u giliyaan
2025-04-03 23:49:32
0
axmed5182
axmed :
wa geesi geesi dhalay hadalkasi run
2025-04-12 17:33:45
0
barkhadwarsame143
Ehrliche Mensch :
kan isagoo la waraysanayo kii baxsaday maaaha
2025-05-01 08:03:53
0
baabuun3
baabuun3 :
💐💐abgaal waliba ✔️
2025-03-27 08:28:06
0
www.ahmed3722
𝘼𝙃𝙈𝙀𝘿 ❸➐➋➋ :
Ninkaan warkiisa waa cad yahay
2025-03-26 14:16:30
1
hashimhashim638
James Pond 007 :
He is so Right
2025-03-27 07:05:16
1
dhowrsan357
Qunyar Socod :
waliba duduble
2025-03-27 11:49:22
0
ismanomar
Isman Omar :
MASKIIN 😂😂😂😂😂
2025-03-27 20:58:03
0
abdulbasirmt
abdulbasirmt :
lo waaye siyaasad wax Kama yaqaan dawladii dhan hawiye ka dhigay
2025-03-26 18:14:36
0
occrpint
somali-marines :
WAA ILAHAY MAHAADI MARBA HADU HASSAN GARGURTE FASHILMAY, EVIL TRIBAL CHIEF..GUUL ARSENAL
2025-03-27 09:40:21
0
sankahaji6h
Samatar :
Ninkaan kama qaangaaro qabiil cayntiisa waa inta uu garanayo . Adeer dowlad baa tihiine keena ciidan iyo hub iyo nidaam maxaad ka rabtaa qabiil ? Fashilka waa xagiina ee degaanka iyo dadka maha
2025-03-27 10:59:58
1
maslax.muumin61
dayaxa tardo :
💪💪💪
2026-10-27 14:30:32
0
olala7283
yuji itadori :
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
2025-03-28 02:58:33
0
olala7283
yuji itadori :
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
2025-03-28 02:58:37
0
olala7283
yuji itadori :
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
2025-03-28 02:58:38
0
olala7283
yuji itadori :
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
2025-03-28 02:58:40
0
olala7283
yuji itadori :
🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
2025-03-28 02:58:33
0
maxamedmaxamuud435
maxamedmaxamuud435 :
👍
2025-03-26 23:36:29
0
To see more videos from user @abdullahiadde8, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About