@yasmin_dhiin2: At home natural body scrub for major whitening and brightening #fyp #foryoupage #viral_video

Glow with Yasmin
Glow with Yasmin
Open In TikTok:
Region: NG
Thursday 27 March 2025 06:11:55 GMT
447098
21032
192
6997

Music

Download

Comments

ayan.nur4
ayan :
Haddaan timirta iyo biyaheeda halmar ku wada shubo ma okay baa.. 😂😂😂😂😂😂😂😂
2025-03-27 12:05:56
32
cag_madhigato
Meel Xun Joog😂 :
coconut oil noocan iima taalee mj oil maku balan karaane💔😂😂👍
2025-03-28 09:03:54
12
degan782
degan Ahmed :
lamaa kalaa qurux badane fitmindaa lays dheryyahy 😂 nag kasto qurux badan wlhi caloosheeda wax hagagsan galisay
2025-03-27 10:41:51
296
sarahmo601
LuNa🌸🌙 :
see loo karinaa ileen kareen iyo scrub aaba ku jireee sideeda lee ku isticmaala gabdhoow
2025-03-27 19:43:36
1
ina.apdisalam8
♥︎♡ :
sugo ayaba modaye33 waxba nagu. dhacy
2025-03-27 09:48:47
63
malka416
queen malka bae :
hoyo urr leh maisticmali karta abyo
2025-03-27 09:05:25
1
asaldhalad5874
mss marcy😳💎💫💯 :
abyo qofka uurka leh maku qaweysan kara neh🥺
2025-03-28 21:52:22
2
ibtisamaxmed
DIO❤️ :
buskud dhiiq ba mode😭
2025-03-27 16:53:02
1
marmango75
مرمنقا🥭 :
احد يكتب لى المكونات بالعربى ولال فضلا
2025-03-29 07:00:15
0
_filfilo_
H ♾️ :
Video kasta wan save garaysta mana ku noqdo 😂
2025-03-28 06:30:16
12
mss_bosslady22
Schmetterling🦋 :
Body wash ka shamboo miyaa ?
2025-03-29 10:10:43
0
hajabin1
hajabin1 :
Don’t cook the creams sis. Add them after u finish
2025-03-30 02:11:27
6
sagal.127
sagal. :
WALA KALA VITAMIN BADAN YAHAY IYO DHANKA CUNTADA GUDAHA MARKA LAYSKA SO QOOYO KORKA WALO IMAN ISAGO VITAMIN KA BUUXO MARKAASA LA DHALAALI LK KOR QALAYL VITAMIN LA AAN😏
2025-03-27 13:55:28
3
zahruuja8
Sahra :
Maraq la cabo u heestay Wlhi🙄😭💔😂😂
2025-03-27 17:28:06
17
cafaaf2
🦋🤎 :
qali inta kle waad saxanthy mashallah lkn scrubyada dabka ha saarin inta kle marka sameyso oo inyar qaboobo scrubyada ku darso iyo creamka
2025-03-27 10:36:23
48
hibo42
Dhamayss :
wadi ban moodayay subxan 😂😂
2025-03-27 11:07:43
29
salmabbe7
salma :
Abayo plz hailawin 😩😩😩
2025-03-27 06:20:21
13
inamamo12
Bio :
iga tag wax la cuno moodaye😁
2025-03-28 07:48:13
3
aishadaud2
abyan🦋💙🤍 :
face mask fiican ino samey abyo
2025-03-27 07:18:26
15
baarkeeyy
Fathma🪷🩷 :
garasliin xita Malin lama marsado hapen logu Tala galay see dap loo saraa mrka anaga yaap aragnay😄
2025-03-27 18:39:41
3
amaaall3
Amaal :
cream yada dabka haku saarin lkn
2025-04-11 10:05:52
1
shamiss50
shamis 💙🫶🏾 :
scrap ka kuwa kale marka dabka ka dajiso o qabojiso ku darso abayo 😍
2025-03-28 16:47:37
1
_zabnaasaed_5
Ṣ̌aapa🦊 :
coconut oil ka cagada buluga ma isticmali kara abayo
2025-03-27 11:50:32
0
khadra940
Khadra ayah🫅♥️ :
Naa wadi ban modaye waxay noloshan🙈
2025-03-27 15:29:34
2
To see more videos from user @yasmin_dhiin2, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About