waa Halka dabaq ee tuulada midgan sade ka tagan lkn maxay kugu Tala hawiya ku xukume😂😂
2025-04-08 21:15:30
17
maxamed :
dabaqi rer warsame diini ba iimuuqda🫡
2025-04-08 16:21:35
17
SAMI 2020 🦚🦋☘️ :
Only mahamud guleed gangs 😅
2025-04-09 01:08:05
21
shapeel ciideed :
caabudwaaq waan dhex taagnahey from galdogob siigo dheere Baan fadhiyaa xaley Baan ka soo shaaheeyey magalada hor Umar fiican baa ka socda maansha allah dadkan adunka ugu jeclahay soo mareexan. maahan
2025-04-09 10:45:54
48
jaamacyare274 :
wale wax badan aya iga dameyey cabudwaaq ilhw cadow io xasidka ka ilali❤️
2025-04-08 16:23:32
48
cashton :
wlhi cabudwaaq isma taqaan wan jooga mana ogaan😂
2025-04-08 20:00:06
10
G w :
Hg city 🥰
2025-04-10 06:02:05
1
Sacdia🤎🇸🇦 :
oo waligeyba ma arkin tolw hlkee ku noolhy😭😭
2025-04-09 07:29:13
4
•XiiraNe•🦁 :
Dabaqa ma rer diini ba leh iga daba geeya😂😂😂
2025-04-09 08:07:16
1
Curadda Reerka💞 :
Oo kaala Caabudwaaq Maxaa loo lahaa Hal dabaq Kuma yaalo 🤔.