@hilaac.media: Daadka ayaa gaadhi ku qaatay dooxa xaar wada ee magaalada Hargeisa wali lama oga in dad ay kujireen iyo inkale 😱#sadstory @abdirahmanaleeli📷 @𝒮𝒾𝓇 𝒜𝓎𝒶𝒶𝓃𝓁𝑒 @YaYa production

hilaac media 🎬
hilaac media 🎬
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 05 May 2025 18:13:46 GMT
115091
3398
144
477

Music

Download

Comments

dubbad25
dubbad25 :
3 qof oo saarna ayu dooxu qaatay Allah ha unaxariste😭
2025-05-05 21:05:53
4
arkzano3000
shimbirta hawd :
😭😭😭😭indhahayga ayaan ku arkayay. waxana sara xaga sare dhakhtarka nusradin
2025-05-05 20:20:47
23
miskiintidulmanyd
JANNO💜💃 :
Ciid kuma jirto kulaha ma isaga is waday gadhigu hada
2025-05-05 19:26:32
21
updizalan5
upd¡zalan🦁 :
cidba kuma jirto
2025-05-05 19:23:52
0
mabruuka54
Princess 👸 💕 :
Ala xafahayagii😂
2025-05-06 03:19:03
0
apdizhakour8
𝚉𝙷𝙰𝙺𝙾💧 :
maxa dhacay 😳
2025-05-05 18:54:46
0
maftuuxcalicabdi
maftuux Ali :
wa naxdin alle ha badbadiyo
2025-05-05 20:54:32
0
mumtas647
Mmm✨ :
intii ilhy u qorey xaley wey ku baxdey
2025-05-06 03:54:02
0
boss_curupo
Sir curupo  :
Waan taagna gooobta gaadhiguna xaajiyad ayu ahaa 2 qof aya si faseexa loo arkyay oo rag ah weliba o kala dambeeya daadkuna qaaaday raq iyo ruuxna lama hayo biyaha o awood lahaa dartood
2025-05-05 23:46:18
0
free.y.soul
أسامة :
Hrgysana wan jooga dooxana cawa igu horaysa ma daantasa 🤣🤣🤣
2025-05-05 23:41:52
3
a........r46
❤️caaliya yar :
119
2025-05-06 13:53:10
0
madridboy18
AZMER🇨🇭✈️🇺🇸 :
kuma jiraaane doooxa qaatay 3 qof ilaa hadana maydkooda lama hayo
2025-05-06 05:07:18
1
nasriin.abdi02
nasriinabdi01 :
Maya waa jamaacada yar
2025-05-06 16:09:03
0
qaadiro.mo06
qaaDiRO6❤️🤍💚🫡 :
waa beenale ee halkan maha waa dooxa jameecada mara😳😂
2025-05-07 09:53:04
1
user6688766050232
user6688766050232 :
wxa ayaan dara aha 34sano ka dib wali hargeysa ay bilaa.biriish tahay meeyey dowladnimadii aan sheeganayn hadayna caasimadeena biriishyo la maro loo smayn kari mxay dowlad nimo noo taraysaa🥺
2025-05-06 06:31:43
0
qawaqnkekakakakskaksksk
Probably🚶🤦 :
nio dooxa in nirta sagxada Ka dheeryo ware
2025-05-05 19:23:34
1
xamzeh___0
ᕼ ᗩ 〽️ Տ ᗴ :
3qoF ayaa Ku JiraYy
2025-05-06 07:52:07
1
multimediazz
𝗠𝗔𝗛𝗞𝗢 :
dooxan. dadka inta updan way dhaylsdan[yaraystan] lkn. biyo mara wa biyo awood badan Mark la ego balca dooxa oo ka wayn biyaha mara tasin waxy sabbat iny biyo speed ah maran sacaduna wa halkeda
2025-05-05 20:35:29
4
mayamo96h
IᗪOOᖇ ᘜIᖇᒪᒪ☠︎︎✌️ :
xaarwada burco maa lgaa soo badly mise way na copy yeen😂
2025-05-06 03:33:00
5
osame____
𝕆𝕤𝕒𝕞𝕖 𝕚𝕝𝕜𝕒𝕔𝕒𝕤𝕖 :
@Amen cazka 🔥⚡️🏎 refes geli
2025-05-05 20:50:32
1
amaalahmethhassen
Jano❤️👩‍🦰 :
🥺🥺🥺
2025-05-05 20:28:49
1
inamacalin77
mr qandac :
😁
2025-06-13 11:21:28
0
inamacalin77
mr qandac :
😁
2025-06-13 11:21:27
0
inamacalin77
mr qandac :
😂
2025-06-13 11:21:28
0
liibaanbodhari28
🇱 🇮 🇮 🇧 🇦 🇦 🇳 :
😭😭😭
2025-05-05 20:34:00
0
To see more videos from user @hilaac.media, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About