@fartundahir04: @Amira qurux 🐅 #foryoupage #somalitiktok #fartundahir15

dhashii Daahir
dhashii Daahir
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 02 June 2025 09:17:37 GMT
104425
2391
334
143

Music

Download

Comments

c.nuur29
C.nuur29 :
Quruxeey ❤️❤️
2026-06-18 21:45:58
0
israasald
Israa 💃🥷 :
Sidaa midaa dhashay ukool koolee ma ogid miyaa in hooyadaa kuusoo kol koolise sidaa walid kaa oga oohise kaaga oohee adne 😭🙈
2025-06-02 09:41:25
136
iqra._2026
Ina ahmett❤️‍🔥😘 :
Fartuneey adna kuwaan sidas ku galaya ogow
2025-06-02 10:58:09
82
prettyslayn
بنت عبد الله 🇵🇸 :
Waale hooyada ka ooysisay adna kuwana ka ooysinaya what goes around comes around remember💔
2025-06-02 13:47:23
72
habu4r
B9 :
gabdhaas baa biri ka malin sidaas ku yeleso inshallah
2025-06-02 11:28:14
15
muslima0974
ANO❤ :
what goes around comes around 💔😭
2025-06-02 16:55:39
8
snmommy1
SN mommy ✨ :
hooyada aa live ka oyeyso adneh farxad waarto ma arkesid
2025-06-02 11:21:27
7
hayathenna114
hayat henna🥰🥰 :
ma runbaa hooyadaa aragnay inay hooyadaa tahay? haday tahay run isdaba qabo weli wey nooshahay hooyadaa si aadan u qoomamayn
2025-06-02 10:52:48
7
aamiro68
Amiiro :
Manta waxa samaysid kuwa ku agjooga ayaa kugu saminayo
2025-06-02 12:30:06
6
daadiryare114
Abdulkadir :
Hadii eey run tahay hooyada ooyneyso in eey hoyaa tahay hubaal adigana gabadhaa ayaa kaa oohin siineyso
2025-06-02 10:25:05
6
nomad_on_the_move
DuriyadA :
Subxanallah fear Allah☝️and help your hooyo, heaven lies between your hooyo feet
2025-06-03 10:06:21
5
simran3058
Suurobadan🦋 :
Hooyodaa maxaa oog ooysiiy 😭😭😭😭
2025-06-02 09:36:27
5
princess.shayma
ilķà,dooli nagtisa ღ 😌 :
abyo hooyada ogow hadda hoyada waxna adan u qaban kuwa ad dhasho ayaa hadhow saa kuku koqonya hoyada wax u qabo haday dadkan runs shegayan🥺🥺🥺
2025-06-02 09:21:47
4
daganeyyyl
Amiish🌸❤️ :
hooyada sidad gabadhada u jeceshahay bay kuu jeclayd wayna kuso korisay😭
2025-06-03 11:19:56
1
adkeeyso2
Naag wax badan Og :
Artinta hoyada fuusto miyaa masa waa been
2025-06-02 10:00:47
1
asalmohamamed
Nuuri beuty hair :
Na ma ISA si ruxe hadi mamada xita lagugu diry wa is dhaqi lahayd lkn hda waxe hoyda ka shegty runa
2025-06-02 10:34:44
1
ahmedxamri0
Jonas Lang :
kuwan aad ka heli isha allah inay kaa oohiyaan adoo da ah
2025-06-02 13:15:01
1
daganeyyy066
Xasuuso hore :
Hooyadaa iney oyso adna aad halkan niikido adey kuutaal aaqiro iyo aduun midna guuleysan meysid yaahuu dheh
2025-06-02 11:22:20
1
maryamaa21
Maryama :
Soomaaliyeey wax hubsadaa dadka waa isku magac ekaan karaan ee ha fududaanina ama waa been abuuur, seef la boodnimada daayaq.
2025-06-02 17:02:16
1
umu_umayr
Umu Umayr Boutique :
weeyba isla qumantahay.
2025-06-03 21:37:54
1
boqoradiisamirka77
🌻. :
naa hooyada guri ukirey oo Kala qari aabaha isaga dilee subxanlllh 😭adoo shaqesto oo yurub joogo me hooyadaa social media baaahi heyso uugu soo oynee 😭
2025-06-03 09:31:29
1
fardowsa466
samara :
dadka qurubah joogo lee ku dareemi karo
2025-06-03 06:02:52
1
muhanad12347834
Mk🤴🏻🇸🇴🇺🇬 :
Caasi waalidiin
2025-06-02 23:19:30
1
duqeeeye
😂ULEEYE😂 :
Caasi waalideeen😂😂😂
2025-06-02 18:36:23
1
wold622
🌎 Magic 🍒 :
Waji aad dadka ku soo hor istaagto kuma furnee orod hooyadaa kaduceeso Waa ogaa Naag tikjogoto iney caasi waalidiin tahaye
2025-06-02 12:31:44
1
nasriozan
👸ISHWAQ🫰 :
Caasi walid
2025-06-03 12:24:38
1
budkapoy
MrBeast :
what goes around comes around 👴👵🥰
2025-06-04 15:37:40
1
amraan_392
Amran Ismacil :
Tana ka jareyso inti hooyada ku sameysay
2025-06-06 18:38:31
1
mssliisha
Liisha🤍 :
Tani waxbo kuma tareyso ogow mesha hoyada mcn dhigtey ku dhigey sah 😭
2025-06-02 21:11:48
1
abdiahmed995
Abdifatah Ahmed🇸🇴 :
Anaga xaq kuguma Lehi ee hooyadaa ka ducayso.
2025-06-03 13:23:13
1
leeb_dhashiike
Kushineer :
Xaqiiq adigana kuwaan ayaa kaa oohisiin doona waa aayad quraana
2025-06-02 18:11:27
1
rohidmubarak
Zain Mahboob :
Cunugtaas mustabalka markaa duq noqoto insha alah wee kutuuri doontaa sidaa hooyada u dayacday ayay kuu iloobi doonta waa balan taas insha Allah ma foga iyado nin kaa raacday telkana kaa dansatay adna GAAJO qol la dhex jiifi doonta @Saam @lotfi @Nasra shariif
2025-06-03 16:19:48
0
amingini6
Amishmohaa3 :
😂
2025-06-03 15:17:14
0
ifraax906
ifrax jana🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑 :
Masha allah🥰🥰🥰🥰🥰
2025-06-03 16:16:57
0
cabdi.lahi.ismaci
Cabdi Lahi Ismacil :
🥰🥰🥰🥰🥰
2025-06-03 16:29:41
0
maryanrun42
maryan run :
hooyadeed ku madax jibinee qosolkan beenta ah
2025-06-03 21:05:50
0
sacdiyoilees2
sacdiyo balcad :
❤❤❤
2025-06-03 19:34:48
0
muriidi32
MURIIDI :
sidaa hooyadada yeeshay ayaa barina tan sidaas Ku yeeli doonto caasiyey
2025-06-03 19:38:53
0
khadruushmucalimcabdulah
Khadra mucalim abdullhi ❤️💋 :
Hooyadaa oo oyneysa baan soo arke caasisanidaaaa wlley
2025-06-04 05:51:40
0
leylasdreamydelights
Leyla❤️ :
Waxa layabay gabadhan ine fadhiso dadka u heysto ayaanti ee waalatay inte jiren qoftan yalagu dambabin hana kudaalina hani cml aheed 😂 yalagu daalin
2025-06-04 14:55:39
0
mrlacag15
mr lacag :
beentadi way so baxday caruurtana wa laga qaanaya ku talagal in an maxkamad lagula fuulo oo ilmaha ninkindhalay la siiyo ee ad silcisay wa igu balan in an dawlada vidoedaa u geeyo
2025-06-06 11:06:54
0
saabrina76
🪷 :
Naa hooyada daryel blayo gus caabud 🙄
2025-06-04 23:35:50
0
mahad_sanco
M_sanco :
Sidaa aad u qurux badantahay maxa wll kuu diiday inay hooyadaa u qurux badnaato oo ay kugu faraxdo oo ay kuu ducayso ileen dad muslim ayaynu naheee waalid ilmadiisa wllhi inuuna qofna ku liibaanayn ee waa maalmi khayr leh hooyo ka ducayo🫵🫡🫡
2025-06-04 22:30:25
0
xalwo88
xalwo88 :
Sida ad u ohisay hoyadaa baa inantadu kaga ohing sug
2025-06-04 21:30:52
0
deeqo.sheikh
Deeqo Sheikh :
😭😭😭😭subxanllh w casiwalidin
2025-06-04 21:26:54
0
cuud.57
🍃🇯🇲APDICUD🦅🪖🇸🇴 :
🥰
2025-06-04 20:56:59
0
qadra3
qadra Cali hassan :
❤
2025-06-04 18:34:20
0
mama.boys8094
Mama boys :
❤️❤️❤️💯💯💯
2025-06-04 16:22:36
0
zhaarah2022
zahaarah :
OO MAXEEY TIKTOK UGU SOO NOQOTAY MARKEY HOOYADED OO BAABA AYSA LSOO DHIGAY?😇😇
2025-06-04 03:16:28
0
umu.maira
Umu Maira :
😳
2025-06-04 14:16:41
0
To see more videos from user @fartundahir04, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About