@siciiddhiif17: Maanta waxaan idiin sidaa "Mililico" waa hees aad u mugweyn oo cajaa'ib ah. Heeskan waxaa wada qaaday labo ruuxoo hibadoodu saafi tahay, waa boqorkii codka cabdifataax yare (tacabbir) iyo fanaanadii codka halaasiga ah lahayd ikraan caraale. Waa labo fanaan oo aan shaqsi ahaan jeclahay fankooda, waliba aad u xiiseeyo. Heeskan waxaan si gaara ugu xasuusta noloshii yaraanta, gaar ahaan wakhti aan buuhoodle joogay oon wax ka baran jiray. Waayahaas waxaa socday musasal la odhan jiray "Caasi iyo amiir" oo turki ahaa, wakhtigaas ayaanan heeskan ku dhex bartay musasalkaaa. Ku raaxaysta oo sii faafiya heeska, si uu dad badan u gaadho, iyadoo dhamaystiran YouTube-kayga ayaan soo galiyay ee kasoo daawada, ku qor siciid dhiif, ama raac linkigan hoose MAHADSANIDIIN. #somalitiktok #qaraamilyrics1 #qaraami #heescajiiba #hees #ikraancaraale #ikraancaraale #bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbb #muqdisho #hargaysa #foryoupage #bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbb
𝕊𝕀ℂ𝕀𝕀𝔻☆:)
Region: SO
Thursday 26 June 2025 08:02:25 GMT
Music
Download
Comments
Hap00n ahmettt 0mar🎀♾️🦢💙 :
qurax🌸💯
2025-06-26 10:22:44
4
:
Fav song ❤️
2025-06-27 19:26:11
4
C U L U S 👸 :
Heesta uu qaado Maxamed Bk - Hodan ku xigsii saaxiib.
2025-06-26 08:08:17
8
hamse omar :
more than song 🥰
2025-08-20 20:34:50
4
ina abdi👑 :
musasalki kudawan jiray anoo yar 😂😂😂san u jeclay cidaha kaso dawan jiray 😂😂😂
2025-08-23 17:36:49
4
Ahmed :
f
2026-09-29 09:38:25
0
Maamo Soomaliyed 👩🦳🇸🇴 :
Manfac Xoolaheno Midhanaayo Howdkoo 🔥
2025-08-25 08:14:46
4
SÌŘ ÃĹVĒŚ :
heestii abwaan jamaaal cali xusein
2025-08-25 08:30:27
2
jalle warsame jalle.✅️ :
Tacabir 🎵
2025-09-24 07:22:43
2
mohamud jimcaale123 :
🥰
2026-04-04 19:51:31
1
Cherub_Empire🤏 :
🥰
2025-12-23 10:43:12
1
Axmed Nuur Cade51 :
🥰
2025-09-26 16:38:55
1
Caydaruus.abib,adan :
❣
2025-09-11 07:03:48
1
mahamett :
🥰🥰🥰
2026-08-03 08:10:44
0
Mushtaq Abdikhadir :
❤️🙏
2025-08-15 17:33:17
1
my brother man :
❤️
2026-10-27 21:32:49
0
To see more videos from user @siciiddhiif17, please go to the Tikwm
homepage.