Ka xaga danbe fadhiya midbuu kuleyahay qali massage igu la hadal Cawa martiba qolki Ila joogte call kulama hadli kare 🤣🤣 adke xiliyada Kala miiranka ma call bad ka raysa🤣🤣
2025-08-15 02:45:19
1005
diini77 :
jawigan carurtu ma fahamayan raga kiisa adga ayaa fahami kara😂😂😂
2025-08-14 17:39:15
374
h£pLaYyoH🕷🕸 :
ileen macda wala wada cuna😂💔
2025-08-14 18:27:57
55
ام امير 🧑🍼 :
kan gadaal fadhiyo dj kaafi somahaa😂
2025-08-14 11:55:03
211
indho geele :
bal muu takhsiinta tufo aan heesta si fiican u maqalnee🤣
2025-08-14 15:23:14
68
Zahro shanleey🌶 :
wuu qayilayaa wallee in uu rag yahay
2025-08-14 21:39:54
52
Abdirahman 🐐 :
taqsiinta ilaasho hadi kle jawiga ka kakac waye😂😂
2025-08-14 17:14:03
18
Mustaf shilaabo :
Walhi daqsiintuu ku ilaalinayaan misaanka cuulus waaye legend unbaa fahmi kara