@najep_tourisms: Waxa Ila soo hadlay rag Travel Agency waaweyn kuleh caalamka kuwaasoo raba Inay Goobtan ku sameeyaan dhismayaal iyo meelo u soo dalxiis tagaan dadku,Sababta ay aniga Iila soo hadleena waxay I moodayaan wasaarad dalxiiseed taasoo ay leeyihiin waxaanu doonaynaa Inaanad noo fudaydiso hawshaa iyadaa.Dhalinyaro hadaba kolay maalin dhaw dalkeena waa la ictiraafayaa ee inagaa wadanka kusoo hadhnee yaanu inan yaroo da-shisheeye ka yimi dhulkeena ku xayaadin.👏anuuna fikirkaa wasaarada ayaan la wadaagaya Insha’Allah❤️. Waad mahadsantihiin Inuu Caalamku Ina arko Idinkaaa u sababa oo halkaa isoo Gaadhsiiyay.🫡🫡🫡 #somaliland💚🤍❤️ #najeptourism
horta m.ogtihiin si.walba dal shisheeye inuu dal kale soo fara gashan karin xitaa world union dhulka ama dalkaa aa raptaan inaa ka.go.daan baa idiin siin kara ma.ogtahay xornimada iyo ictiraafka aa sheegesan madaxda dowlada somalia unbee kasoo go.i kartaa markaa laga yaaba in markaa wada hadal loo fariisto oo saxiixo madaxwaynaha dhul ka madax banaan inuu yahay marwalba lawediya madaxwaynaha waxu dhahaa waxwalba oo dhacdo somali kala go.meeso hadaa ictiraaf siiyo tuspax furmee noqon
2025-08-24 14:53:07
4
꧁༺ 𝓞𝓬𝓽𝓪𝓿𝓲𝓪 ༻꧂ :
Awowaha xita aso leh Wa nala ictirafya bu god gly 😭
2025-08-24 13:26:14
27
tazzzy23 :
Quruxda wadanka adiga dadka tusa wllo nolow❤️
2025-08-24 14:48:43
57
The Hafsa🧚♂️💎 :
I need this place 😩 sidee ku tagi karaa ceel garde swmaha ❤😭
Fav traveler You’re doing good bro Keep moving forward 🤍
2025-08-24 10:55:53
8
N🪐 :
😂😂😂San u qiresna ban maqlay wala ictirafaya walalyal miyey caqli idin Kala goa idin lahen yhuu
2025-08-24 19:33:35
11
Sir HaDal_saM3🤴📚🌿 :
ictiraafkee dee aayara aqbala inaad state somalia 🇸🇴 ♥️ka tirsantihiin aderio ictiraaf layninee
2025-08-27 08:54:04
1
xishma collection :
haku xayaadeena daaya inaku lacagna uma haynee
2025-08-25 08:16:38
0
Ahmed🇸🇪 :
Horu mar wacan shp❤️🔥
2025-08-24 11:11:43
6
bahja 💞 :
wxba lagama qaban karo gacmo dahablow wadankenana in aduunku wada arko kaalin waynbad ugu jirta gulyso wllo🔥😊
2025-08-24 20:46:32
5
🌸 :
macha allah wlhi wadankeenu meelo badan oo dalxiisyo ayu leyahay oo lo bahanyahay in wax laga dhiso ganacsada wadanka hargeisa dhexdeda unbay kaga so hadhay ee sida uso bandhig walaal melaha qurux bdn wll chance say ugu noqoto xita dhalinyarta bila shaqada hadi la dhiso❤️
2025-08-24 14:01:11
7
𐙚H͜͡ᗩ𝗡𝗡ᗩH͜͡•🦢🩵 :
meeshu maha dubai Ee wa somaliland m.a dhismayaashana Waxan rajeynya iney Dawladu dhisto Aan dad Ajaanibi dhisin
2025-08-24 11:44:08
5
nimco collection 😍 :
dhulkeenu waa dhul qurux bdan dalxiiskana ku fiican wasaarad dalxiis hdy jirto meelaha dalxiiska oo dhan wey maal gelin lhyd dhulkuna barwaaqu noqon lha wn rajeynaya inay wasaarad dalxiis sameeyan adna wad mhdsnty wll quruxda dhulkeena so gudbisay caalamka tustey🥰🥰🥰
2025-08-25 08:11:24
6
The-butterfly 🦋 :
Najiiib my brother I knew inad horumarka wadankena qayb wayn ka tahay😍gacan dahabow
2025-08-24 17:16:26
1
Hamdush ❤️🩹 :
Halkani Waa halkeena
2025-08-24 16:14:27
2
nimco dagan :
meeshani waaa meeshee horta rer lander
2025-08-24 15:15:38
0
NAJUU12 :
Wll hadan ka kirayno dhistan o ay malgashadan 40% ay qatan inaguna inta kale maxa ku jaban kolayba wa mesha anay dawladu dhisayne
2025-08-25 09:45:23
0
️ :
Oooov🔥
2025-08-24 17:40:01
3
happysuleiman🤍💃 :
waa arin fiican wll iyo jaanis ee la wadaag midkale dhaqaale ayuu wadanku ka sameyn kraal haday iyaguna goobaha ay sheegyan ka dhisaan meel walbana wa inalooga imanyaa
2025-08-24 23:26:31
1
MEMORY💽🎶 :
alla ilaahayow anoo halkaa tagin hay dilin aamiin
2025-08-24 17:25:11
2
To see more videos from user @najep_tourisms, please go to the Tikwm
homepage.