@alexaaronn:

alexaaronn
alexaaronn
Open In TikTok:
Region: US
Wednesday 03 September 2025 12:41:07 GMT
4866
278
4
12

Music

Download

Comments

cyruuss_
cyruuss_ :
Breathe divinity angles
2025-09-03 14:52:58
2
astoldbybrant
Brant :
Omg first
2025-09-03 13:14:08
1
jakoblowenthal
Jakob Lowenthal :
Commenting for the algorithm!! 💪🔥👑🗿
2025-09-03 19:56:00
1
user2uzfoa4771
Hao :
😍😍😍
2025-09-07 04:03:23
0
To see more videos from user @alexaaronn, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Waxaa magaalada Jigjiga si rasmi ah looga daah-furay Machadka Al-Waxyi, oo ah machad u heellan barashada Qur’aanka Kariimka, Qir’aadka iyo culuumtiisa kala duwan. Machadka ayaa lagu baran doonaa: - Barashada iyo xifdinta Qur’aanka Kariimka. - Tasxiixa iyo sixidda akhriska Qur’aanka. - Cilmiga Qir’aadka Qur’aanka. - Tafsiirka Qur’aanka Kariimka. - Barashada farbarashada, qoraalka iyo akhriska higaadda. - Tarbiyada Islaamka iyo dhammaan culuumta Qur’aanka Kariimka. Machadka Al-Waxyi waxa uu hiigsanayaa sidii uu bulshada ugu soo saari lahaa jiil ku dhisan akhlaaq, dhaqan suubban iyo iimaan, isla markaana xifdisan, fahansan kuna dhaqma Qur’aanka Kariimka. Waxa xusid mudan in macallimiinta wax ka dhigaysa machadku ay yihiin culimo iyo macallimiin ka soo qalin-jabiyey Jaamacadda Islaamiga ah ee Madiina, kuwaas oo takhasus iyo aqoon durugsan u leh cilmiga Qur’aanka Kariimka. Munaasabadda ballaadhan ee lagu daah-furayay machadka cusub ayaa waxaa ka soo qayb galay culimo miisaan ku leh bulshada, salaadiin, masuuliyiin ka socday Xafiiska Arrimaha Islaamka, marti-sharaf iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Masuuliyiintii iyo culimadii madasha ka hadashay ayaa tilmaamay baahida weyn ee loo qabo machad noocan oo kale ah, iyaga oo bogaadiyey dadaalka iyo aqoonta gaarka ah ee ay leeyihiin culimada machadka wax ka dhigaysa. Sidoo kale, waxay bulshada ugu baaqeen inay ka faa'iidaystaan fursaddan qiimaha badan ee waxbarasho. Machadka Al-Waxyi ayaa la filayaa inuu door muhiim ah ka qaato faafinta, baridda iyo horumarinta culuumta Qur’aanka Kariimka, isla markaana uu ka qayb qaato soo saarista culimo iyo ducaad aqoon iyo akhlaaqba ku suntan. Machadka Al-Waxyi waxa uu ku yaallaa magaalada Jigjiga, gaar ahaan xaafadda Garab Case. Wixii faahfaahin dheeri ah kala xidhiidh: 0915064834 ama 0933456789 #AlWaxyi #QuraankaKariimka #Jigjiga #CuluumtaQuraanka Hanuun TV

Тушь с блёстками, глиттерная тушь, тушь для ресниц с глиттером, блестящая тушь для ресниц, тушь с шиммером, тушь с сияющими частицами, прозрачная тушь с блёстками, серебристая тушь, золотая тушь с блёстками, цветная тушь с глиттером, глиттер для ресниц, блёстки на ресницах, сияющие ресницы, блестящие ресницы, эффект бриллиантовых ресниц, тушь-топпер для ресниц, топпер для ресниц, глиттерный топпер, макияж ресниц с блёстками, макияж глаз с глиттером, необычная тушь, необычная косметика, макияж с блёстками, праздничный макияж глаз, макияж Y2K, тушь с блёстками обзор, как наносить тушь с блёстками, glitter mascara, glitter mascara topper, glitter lash topper, sparkly mascara, sparkling lashes, glitter lashes, glitter eyelashes, glitter mascara makeup, mascara with glitter, glitter top coat mascara, diamond lashes, shimmering lashes, silver glitter mascara, gold glitter mascara, clear glitter mascara, glitter lash makeup, glitter eye makeup, sparkle makeup, glitter makeup trend, glitter mascara review, how to apply glitter mascara, glitter mascara aesthetic, Y2K makeup, fairy makeup, Euphoria makeup, блестящая тушь TikTok, glitter mascara TikTok, Maybelline Sky High Glitter Mascara, FOCALLURE Star Drifter Glitter Mascara, Rabanne Famous Glitter Topcoat Mascara, Arive Glimmerverse Pocket Magic Mascara Topper #тушьсблестками #глиттер #glittermascara #glittermakeup #макияжглаз

About