@jamaal_114: Queen Qaawan oo sheegtay inay diinta ku soo Laabatay @East🐼 #tiktoklive #trend #creatorsearchinsights

⍟𝐉𝐚𝐦𝐚𝐥 𝐀𝐚𝐫𝐬𝐚𝐝𝐞🐼⍟
⍟𝐉𝐚𝐦𝐚𝐥 𝐀𝐚𝐫𝐬𝐚𝐝𝐞🐼⍟
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 18 September 2025 04:37:53 GMT
324495
9923
507
1640

Music

Download

Comments

4j5r2
unavailable :
Queen qaawan waa nagta aan ogu jclhy social media ilhy haso hanuniyo😭😭
2025-09-18 12:12:10
869
amiin_husein
amiin :
hadan samaroon nhy macal dhiladayadu waa aqoonyahanad😂😂
2025-09-18 06:25:31
334
oh_no_1_
💕N O A H🫶🏼 :
😂Qof diinta islaamka ka baxey kuma so laaban karo💔
2025-09-18 06:52:33
32
maxamedcali_10
Mohamed Ali Mohamed 🦁 :
Gabadhan ma foga wllhi alle hasoo dhaweeyo ❤️🤲
2025-09-18 17:00:28
452
nafteedakaadag1
Filsan 143 :
Queen qaawaneey waxaan kudhihi lahaa illaahay waa qafuura raxiim waa dulqaad badane wll illaahay wuu cafiyaa adoonkiisa hadii uu sidhaba ugu toobad keeno dhamaanteen adoomo ayay nu nahay qaladkeenuna wuu badan yahay waxana ukhayrbadan adoomaha midka khaldkiisa kasoolaabta oo katoobad keena oo illahay danbi dhaaf waydiista markaa wll alle tawbada haku waafajiyo
2025-09-18 12:21:45
41
ibrooz15
ibroz 4G :
gabadhaan waa very smart wlh kaliya jirkeeda ayey ka ganacsataa mooye waa qof caqliyan sareeya allaha u dambi dhaafo
2025-09-18 19:17:50
26
maansan1
NaruurO🫀🤍 :
ilaahow soo hanuuni adaa raxmane inntan way dhowdahay ee haloo nastexeyo
2025-09-18 05:59:13
170
dehab.hennartist
dehab.hennartist :
plz wll qawan danbe ha ugu yedhina yaasmin dhaha plz
2025-09-18 18:57:36
25
zaynuba414
bintu abdirahmaan 🧡🧡 :
ilahay hasoo hadeeyo anagana iimaanka iyo alle ka cabsiga hanagu sugo
2025-09-18 13:32:44
71
koolo1212
Nageeye H🇸🇴🇪🇹🇸🇸🇺🇬🇰🇪 :
Gabadhaan haddii aay sidaas dhahday waliba towbadkeentay hala xiriiriyo haloo nasteexeeyo
2025-09-18 15:04:12
69
hodanbilan1
Najma nuura :
Gabadhan waxay rabta inan so dhaweyno ma foga ilahow so hadee
2025-09-19 17:22:09
6
samaara3875
SAMAARA 🦋💍🫶 :
scw scw scw scw scw
2025-09-18 05:59:03
71
tonali391
TONALI🇪🇹🇸🇱 :
car dhaaf saliga nabiga scw😭😭
2025-09-18 13:59:29
163
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah21
خميلة 🎀 :
Quruxeey ilahay cid ka xigta ma leh ibnu aadam dartii diintada ha shaki galin gabadh fican Oo qalbi wanagsan ayaad tahay toobad keen uun wll alle ha ku soo hanuuniye
2025-09-18 15:18:29
27
zihaam822
💜 :
gabdhan imanka so dhawanaysa somliyay xishooda😢
2025-09-18 15:07:46
41
ayaanooo2
Jamilah 🦋 :
Ilahy ha ku so hadeeyo Wlo 🥺
2025-09-18 11:46:16
27
00.0.0672
✿︎𝐍𝐀𝐉𝐀𝐇✿︎ :
qofka sabab la,an dadka ay iska jecelyihin ilahy ba jecel wuxu doono hdu ku dhex jiro xta 👍
2025-09-19 08:45:07
5
joseph22986
Prince🕷 :
gabdhan family problem bay sas dhan u samayzay😭😭
2025-09-18 21:54:46
12
00funny99
ممممممممم٥٥ :
Geeridiii abehed aya sodhowysay mdama famailygi usoshegin media ka aragtay mugdi bdan ayey gshay ilhow mugdi hanagalin diintenu macana ilahow sohadee hduu hdays uqoranyahay
2025-09-18 15:27:58
11
hassanjama228
dagaal jahaad :
qaawan suldaan nuur waxaa awaw hooyo u ah sheekh Cali Jawhar,
2025-09-18 06:14:33
6
inawalanwal2
Hon-cabaas :
gabadhas hadii run ka tahay iney ilahade u laabto hala xidhiidho dadka aqoonta diineed leh because dadka tiktok jooga ee waxa waydiinaysa in yar uunbay iyada ka sokeeyaan
2025-09-18 06:36:21
8
nasra_042
HB :
Somali Diinta ayay rabaan inay gaadh ka hayaan,Afkeeda ayay ka tidhi diinta waanka baxay se hadii Sonoqoto yada iyo Ilahay ayay ka dhaxaysa wana Qafuura raxiim.Gabadhan way dhawdahay ee yaan la fogayn
2025-09-18 15:17:56
5
daha.ali2
daha :
oo diinta Maa dadka ka xigta
2025-09-18 11:52:01
6
sooyaalkasomali1
sooyaalkasomali1 :
Wahaabiyo shaqada Xun ee ay hayso halka ka ogow in ay umadda Diin ta ka saaran weeyaan
2025-09-18 05:59:10
5
fartun392
fartun 🧡🇸🇴 :
Alle soo hanuniyo 🥺
2025-09-19 04:17:37
3
To see more videos from user @jamaal_114, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About