@siciiddhiif17: Macallin Cabdi Diini, iyo Heeskii Toolmoon. 2022/23 baan YouTube ka helay. Erayadda heestan oo yara adag mudo ayay igu qaadatay inaan si buuxda u fahmo. rag ay kamid yihiin @Waliyullah jafaal baan mar midhaheeda islasoo qaadnay oo meelo kamida is waydiinay. Laxanku waa Cabdi Diini. Muusikaddu waa Maxammwd Karaama. #cabdidiini #toolmoon #hees #somalisong #viraltiktok FG: akoonka koriimadiisa ka qayb qaata, Oo follow u reeba.
siciiddhiif17
Region: SO
Wednesday 24 September 2025 09:02:48 GMT
Music
Download
Comments
Cambaro_wax madiido wax madona :
sug so tukadee mcnaa heesku🤣😂👏
2025-09-24 10:33:30
21
Iحsaan☕️ :
Gabadha heesta loo qaday aman waxba uma dhina
2025-09-24 15:18:44
13
Mukhtaar cisman 🎶✌️ :
Gabadh somaliyad heesba lagu amaanay haddad maqashid wale wa tan❤️🔥
2025-09-27 12:42:43
16
Ahmed :
Xalay ban heeskan xududka kaga talabay walahi Alla maxay hees tahay ❤🙏
2025-09-24 14:30:33
8
ayeeyo koris 🫶❤️ :
fanankaan mohoow kii qaaday ma subeeci baatahay sinjikaadu waa qurux iyo baga baga anaa jecel 🤣
2025-09-24 16:37:14
13
af wayne :
heestan been wayn baa ku jirta miyay jirtaa naag timaheedu kubka gaadhayaaan malaa shaydaan buu u hesayaaa😳😳😳😳😳😳
2025-10-28 07:00:51
1
Tolmoon🇺🇲❤️ :
Heesta naagti xaq lahyd❤️😋
2026-09-21 20:24:10
1
seey :
markasey ku lee hin xawadle fanan maleh jah 😆😆😆😆
2025-09-27 21:11:37
7
Farhia :
tintu ay haldhaa tahay 🥺 kubka tabanayaan 🫦🥹bis ka dheh abdiyow
2025-09-26 15:14:08
4
ina abdikadir 🌸🤍 :
eeeg bal quruxda suuganta😫🌸
2026-09-02 19:48:19
1
Baadi Doon🤔 :
Cabdi diini waa hiboole ashqaraar badan🥰
2025-09-24 14:34:58
7
Hotha💗 :
YouTube iigu sheega hees Tani mahee waa heesoyaale mxa ku qoran♥️
2025-12-11 10:14:08
2
🍫🥀 :
Toolmooon❤.
2025-09-24 18:22:07
3
QARNI :
Tolmoon waa heeskaygii aan jeclaa! Mahadsanid Siciid Dhiifow.
2025-09-25 21:01:50
5
feruza❤️ :
Heesta anaa leh ogaada edo😎✌
2025-10-04 13:38:49
2
Qadar M Shimbirolays :
mid yar oo aan jeclahay ayaan u niyeystay heestan waxu Amaan baraxl'a
2025-10-02 22:09:57
3
atooni :
fanaan cabdi diini my fav❤
2025-10-29 11:46:28
2
Hana Collection 🌸🛍️ :
maalij waliba dhageesta intaan hidaha iyo dhaqankii somalida lagu yaqanay xirtay qurux shaxshax 😭❤️💕😅😅
2025-09-24 15:14:59
5
Faadumo :
Abdi diiini gabadhu sidas u amanay nasiib badana
2025-09-24 19:34:58
4
. :
Ruux Lagu Tilmaama Rabi Sooma Taagine🖤😻•
2025-09-26 06:50:44
3
Adeero. :
Macalinkii weynaa abdi diini, iyo hees erayadeeda aan kuqiyaasey 100/200, heesaha diini heesaha kale wey ka xulsanyihiin waan nooca ufiicane safar lagu galo 😍
2025-09-25 11:22:43
4
Cabdilander🆑️🐪✅️ :
layaab layaab amaan wudhameyay naagtu heestan uqaday
2025-10-04 10:11:11
3
Mulky 🫶 :
Heesta tiktok mxa iga keenten duco ma qabtane 😭😭😭
2025-09-28 18:31:40
3
SIR ᗩᑭᗪIᖇᗩᕼᗰᗩᗩᑎ❤️🇨🇭 :
Heestii AmaaL Aawey Bro 🥲?
2025-09-24 10:26:12
1
Mohamed hussein hassan🦁💯 :
hesta carurta garan mayan😂
2025-10-06 15:51:27
2
To see more videos from user @siciiddhiif17, please go to the Tikwm
homepage.
© 2021-2026 TikWM. All rights reserved.