@diriemoh: Gabaatiga gabadha la siiyo immisa ugu yar oo la siin karaa#Maxamed #kahin #viral #fyp

Dirie moh 🎥
Dirie moh 🎥
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 02 October 2025 06:57:24 GMT
453064
25894
1191
2750

Music

Download

Comments

suleikhaahmed12
Duniyo🕊️💞 :
Meshu ma hargaysa iishegaa 🥺
2025-10-02 07:46:31
225
hannaeyyy0
ina omerYyyy :
ooov Naagtaass lacagg baa ku dhacdeyy mashaalah😍😂
2025-10-02 07:00:19
617
mudan.348
mudan 348 :
maxaad ku qiimayn lahayd sawirkan
2025-10-02 19:06:57
381
camaarciiltire
Camaar ciiltire :
waar nio waxan guurka iyo nolosha nagu qaliyeynayaa waa dadkan ,Alle bahasha u dhiibay, bal may aayar waxooda hoos u dhigtaan imika gabdh waliba wxay rabtaa in sidan oo kale loo sameeyo dhalinyardiina Allah ayaa xaalkooda og, waar nio Allah ha idiin barakeeyee dhaqankaa badala a nimcadiina qarsada.
2025-10-02 07:18:13
49
firdawss.003
Mucjiso Bari.🇸🇱👸 :
anuu koley dhaqanka waqooyi ban haysta ama guriga hooyaday ama nin intaso xoolo ah bixinaya.❤😂
2025-10-02 18:49:00
34
taazz_0
🫰🏿 :
Masha Allah 4 bay marayaan shandadihii, walaalayaal soo wada illaa 10 gaadhsiiya inta sanadka ka hadhay❤️😂😂
2025-10-02 07:06:45
227
apdiqadir_omar
ILKACAZE 🦍 :
Intaanay shandaduhu gaadhin 50 ragow dhaqaaqa sidani xal maahe 😂😂
2025-10-02 09:40:18
104
lander.gir
🌸🎈 :
Guur sharftio g36 walipa sandaldii cidagle 🥰🥰💰💸🇲🇨
2025-10-02 08:26:00
176
fatima.said70
Sαℓмα🍒💕 ♡ :
Marku nin raga yahy wov 😂
2025-10-02 09:46:29
47
abdisamadhix
SharMarkE🤴🚬 :
Ninkasto hargeysa jooga,qorigiisa ha doonto ragan ilahay bahasha siiyay,naagahay,nagu dirayab,macquul maha sidani wlhi😡
2025-10-02 13:44:27
12
zakarie2217
zakaria Mohamed :
Maalin kaste wxan is dhahaa shandaduhu haka yaradaan,aad mehersatide Wayba si badanayaan.😂
2025-10-02 07:36:44
16
kaamildaahir
Nuuno-Online💜 :
Ree soomaliland waa ogtihiin inaa idin koobinee maxa noo waaleysaan waaa mxay Boorsooyinkan maxase kujiro from puntland🤣
2025-10-02 07:23:26
10
stong21girl
mss Ciil_tira :
faarax kii ahaa shandadaha ayuu tirinayaa iney hoos u dhacaan sugayan lkn wey sii socdan🤣
2025-10-02 09:54:24
38
zhacni12mima
zhacni12mima :
Masha allah tabaarakalah ilaahow anakana waxnoosoo walwaala😭😭😂😂
2025-10-02 07:05:05
75
mirra__ff
𝙀𝙇𝙄𝙕𝘼 🐾 :
markay 30 gdhan halay waco😭😭😭
2025-10-02 10:13:01
48
narwaad11
🥰🥰🥰🥰 :
😂😂😂😂soomalidii kalee somaliland ilbaxnimadeed ayay la yaaban yiin kulahaa gabaatigu waaxay 😳malaa naagahoodu waa bilaa gabaati 😳😭 gabaatigu waa lacagta shandadaa ku jirta oo aan qiimaheeda lasoo koobi karin oo loo qaybiyoo raga xaflada jooga iyo xaafada inanta hooyadeed iyo jaar iyo cidii utimaada ee family ga inantaa la siiyaa 👍
2025-10-02 11:59:19
5
queenaragsan319
Ridwa✨️ :
shan Bay marayan 🤣🤣
2025-10-02 10:22:21
26
hamthadegen
Hamtha DegeN 🎀 :
Naa kuwan shandada jidaya mid ii so qapta 😖😂💔
2025-10-02 07:20:38
7
quenwardaaliw
ducaysan :
waaw shandadihii wy sii bateen ragii raga ahaa baa soo baxay hada😅
2025-10-02 07:22:45
18
faatik8
𝐌❀ :
Oo wxy ragu wadnahay farta ku hayaane mad naxsantihin anagu wan faraxsane bal ii warama 😂😂😙🦦🦦
2025-10-02 11:02:33
8
rch2136
𝑨𝒎𝒊𝒏𝒂 :
Inamadu shandadahan bay ka naxsinyihiiin 😂😭
2025-10-02 10:52:05
9
zoyya576
Zoya💕🧚‍♀️ :
4 bay marayan halkanu Rabney roob ma nagu helay 😂❤
2025-10-02 08:46:59
13
ririmalim
ℛ.ℳ ♛ :
Mashallah mashallah my beautiful couple 😍😍😍
2025-10-02 08:17:36
6
1.r290
Buuro ❤️ :
intayy shandaduhu 30 gaadhayaan ayaan sugayaa 💸😭😂
2025-10-02 09:33:26
6
shadiaaa.1
𝒟𝒾𝒶𝒶𝒶𝒶😍😍😍 :
Mrkey shandaduhu 20 gaadhan ba ino balan ah 😂😂
2025-10-02 09:16:25
14
To see more videos from user @diriemoh, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About