@srk_somali: galmudug meqo gobal wye ? #srk_somali #foruyou #followme #600k

SRK SOMALI
SRK SOMALI
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 06 October 2025 07:17:33 GMT
380246
9882
1074
2453

Music

Download

Comments

libaaxboy3
libaax boy :
8 gobal waye galmudug San u maqlay
2025-10-06 09:31:41
15
buruuj124
lukaku9 :
puntland 9gobol
2025-10-06 09:11:08
54
rermudug
Omar🇸🇴 :
Aqoon yaridii bay waxa raacsatey qabyaalad😂
2025-10-06 10:20:06
1087
varhiyozzz
variha🔥 :
Maanta ogaday inan schoolka wax ka faaiiday😂😂😭
2025-10-06 12:06:58
325
maxamad277
¢คli 🇸🇱🐅 :
Cadaado to Muqdisho waye 🤣😂
2025-10-06 12:17:10
397
bashirinho7
Bashirinho_Future 🇸🇴➡️🇺🇸 :
galmudug iyo goboLka bari keebaa weyn 😂😂
2025-10-06 09:53:35
88
lii.poi24
𝗞𝗜𝗡𝗚♥︎‿♥︎𝗔𝗮𝗡𝗘𝗬🔖 :
Gacantadu ma awooda saliga Nabiga ﷺ 😍💫
2025-10-06 15:28:13
183
enakhaliif
Amina🩷 :
markaa damiinimo iyo qapyaalad isku darsato😂
2025-10-06 10:58:28
129
abdi7v
Abdoo :
aqoon la,aan wa iftiin la,aaan😂😂😂
2025-10-06 07:25:03
189
ladanjanno0
laila🇸🇴❤️‍🩹 :
degmo io gobol kala baro qali🙂😂
2025-10-06 10:32:03
124
indhomadobe123
ᴀʜᴍᴇᴛᴛ🇸🇱🦁🥷🏻 :
H.g Aqoon Ahan Waxa Lo bara Side ukunta futada lo GasahDa, Ma Ayadoo Fiiqan Ba LAGAshada Mise Ayado qolofteda Leh?💔😂😂
2025-10-06 10:07:23
78
diini.xoosh
DALAL DANGER🇦🇹🇱🇺 :
galmudug gobol iyo barware ma iga aamine adi aqrinaya 😂
2025-10-06 09:48:09
18
mohamett5662
محمد☪️❤️ :
galmudug wlahi sagalka gobol ee puntland iska daaye hal gonol baa ka weyn wana great bari😂
2025-10-06 11:38:48
21
najmo.78
🫶🏾💔😭 :
Ala rabiyoww😂😂😂
2025-10-06 13:46:20
5
fuud101
✪qays_Ahmett :
dagmo iyo gobol isku qaldosaa😂
2025-10-06 10:03:43
18
mohamett_499
ᗰ+🌟❤️‍🩹 :
Hg xabad waxa ahayn lama baro 😂
2025-10-06 11:07:11
12
pashiire
🦁🔥 :
qabylda iskaba baro caadi lkn waxa ku qabyladeyn laheyd baro wll waa ku muhim😂
2025-10-06 21:00:59
5
firdousihulad
Faرdaوsا Huلaط :
keliged mha dadka xamr degan o dhan ba muqdisho wixi ka bxsan gobol moda iygu maba oga in ay gobol banadir la dhoho jogan😂
2025-10-06 10:05:13
11
saalah.xaji
jano gale :
hg wax ma bartaan miyaa
2025-10-06 11:01:47
8
amiikeize
Amina dhooL❤️ :
Kowdee😭😂
2025-10-06 10:46:58
7
nazteha12
Nasتeha 🎀 :
somaliya oo dhan aabo 19 gobol 😂😂
2025-10-07 11:46:43
1
zj9boy
zJ 💯 :
waqoyi bari 5 cayn sool haylan sanaag nugaal ✅
2025-10-06 20:21:51
2
putlander1122
Islaan aadan. :
Dadka koonfur kasoo jeedaa waxay aaminsanyihii ee layaabka leh. 1:xamar wixii kabaxsan waa gobol. 2:afsoomaliga iyo somalia waa isugu mid. 3: 1973 wixii kahorreeyay waxay aaminsanyihiin In somalidu ku hadli jirtay carabi😃 4: haddii aad dhahdid somaliland way ka go'aysaa somalia wxay ku dhahayaan luuqad hasamystaa sidii oo hooyadood leedahay afsomaliga. 5: kudarso adiguna.
2025-10-06 17:44:45
1
awkecigaal85
awkedherre :
wx barta Halimo an barwaaqo gatneee
2025-10-06 14:19:13
4
To see more videos from user @srk_somali, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About