Baxsan oo heesaha qaraami qaadeysa ma maqal weligey
2025-10-06 13:49:43
5
Hamdiina Ahmed :
anoo school dhigta oo yar saynab xaaji basxan Galkacyo noo timid allah u naxariisto wali qof saas u cad maa rag dhuuxaadaa muuqaday dahab badan waa qabtay jannada Alllaha geeyo
2025-10-06 19:13:54
14
Dr Mascuud Mohamed Hussein :
2014 malin ano ka so baxay exam adag ayan sexdey xili duhur ah waxan ku riyodey ano Wasir ah o Casha cud i wareysaneysa voa I hope in riyadasi rumodi donto Salam Casha cuud✋
2025-10-06 19:28:04
133
MMHaji✪ :
Waagaas maskaxda laga shaqaysin jiray hada fanaaniin badan ereyada ChatGPT ayaa u sameeyo. Badankood Maskacdi jilkaan hada waa flat
2025-10-06 19:53:21
35
Alvano 🇩🇯 :
caasha cuud Ex ciyaal suuq sacuudi Hadaan war dhigley whate is cali walaalka hadaan qaldaneen 🙏🙏🙏
2025-10-09 02:29:40
1
Nour Ali iPrahim :
alla maxaa sacadan oo kale ku dhageysanaayi ileen afartii galabnimo waye
Caasha cuud waxay ka mid tahay wariyayasha kooban ee isku darsaday hibada iyo xirfada guul iyo gobanimo caasha inkasta oonu aad u tabnay barnaamijki qiimaha badna ee cawayska
2025-10-07 05:09:49
1
Abdi Fitah Moalin :
ax cod mcna casho cuud 🥰👌
2025-10-07 09:10:30
1
Cabdi Dhaban :
oo maad cagsi ka dhigtid oo CAASHA CUUDEY,
u odhan weydey
* dhulkeenu dhib weeyaanee* waryaahe2×
*dhoof baan dhakhso kaaga sugayaa*
2025-10-06 19:38:35
0
Macalin Haadi :
casha ibrahim aadan caasha cuud, deriska xalaasha ah xaafaddeydi tokiyo h/wadaag ee aan ku dhashay ayaan deris isku dhaw ka aheyn xilligii dowladdii dhexe ee kacaanka, cumrigaaga allaha dhereyo caashaay.
2025-10-07 12:12:46
0
To see more videos from user @caashocuuud24, please go to the Tikwm
homepage.