@garowe_online: Ilhaan Cumar ayaa si kulul uga jawaabtay eedeymaha joogtada ah ee uu u soo jeediyo Donald Trump. Waxay tiri: “Aniga gabar Soomaali ah ayaan ahay, waana ku dhashay, waana ku faanaa. Isla markaasna waxaan ahay Muslimad, Ilaah ayaa iga dhigay Muslimad. Maalin kasta ayaa laygu weeraraa inaan ahay qaxooti ku imid Mareykanka — too bad, too sad! Waxaan ka mid ahay dadka dejiyo shuruucda dalka Mareykanka.” 🎥 #IlhanOmar #Trump #breakingnews #USPolitics #BreakingNews Ilhan Omar responded strongly to the constant accusations made against her by Donald Trump. She said: “I’m a Somali woman — born and proud of it. I’m a Muslim, and God made me Muslim. Every day I’m attacked for being a refugee who came to America — too bad, too sad! I’m one of the people who make the laws of the United States.”