@hibonuuro.20:

Hibo Nuuro 🆎 🩸🆎
Hibo Nuuro 🆎 🩸🆎
Open In TikTok:
Region: SO
Wednesday 22 October 2025 10:23:32 GMT
850046
41887
388
986

Music

Download

Comments

deggan55
. :
Na habo nolosha caruurnimada ma ku raxaysatid tan wa so gaadhi doontaye😂😭💔
2025-10-22 18:45:21
2615
umumalaak
umumalaak :
Ilmaha inu quruxbadnaado ma xuma balse qofkana inu ordokisa ka dheereyo maaha hbo ciida walaaqo toys ku ciyaar caruurnimada lagama boodo waa nolol aad uwanaagsan 😭
2025-10-22 21:34:24
471
qn_qurux
dagan🫶☺️ :
Noloshaan macalinka dugsiga ma arko miyaa 😩
2025-10-22 20:45:33
58
luay829
lu,ay🤍 :
dadka noloshan caruurnimada kaso boday oo hada layabno waa kuwan oo kle hadhow 20 markay gadho 10jir ismoode 😂
2025-10-22 23:23:18
15
naimanalka01
نمعه👸🏽🫶😘 :
Hadi ogaan lahed farxda io shax shaxda caruur nimda ledhy wle wey u ordi lahed😳
2025-10-23 03:40:53
21
nabiilmohamud
Nabiil Mohamud :
tan hadday waynaato la igama hor guursan doono quruxdeeda m.a😁💋💕
2025-10-23 11:32:08
7
smart.girl8657
ifka :
intaa markaa le ekaa alabariyadah hilibka la iiga dirsan jiray dadka waweyn meshay gali wayaan iska key hormarin jireen
2025-11-09 19:32:53
2
raqiyacadey12
Raqiya cadey🇿🇦🇨🇮🆎🩸 :
Naag weyn bey is moda 😂
2025-10-23 19:33:27
4
jawibila29
dugsiiya :
qamiis io jimco lama gaarin hbo
2025-10-28 18:38:53
4
kaliged.taliso41
Kundhaan 👸💖🇸🇴 :
nolasha caruurnimada ka faidayso wax ka macan mlhn waliga dambana kumaso Mari donan malmahas
2025-10-23 15:42:37
2
zamhasan0
cuud🦋💧 🇸🇱 :
kuwi marky inta le ekeeyan xijaab cajiin leh dugsiga ku aadi jiry sida ani caml like sara😁😁
2025-10-23 04:32:47
2
naruuro082
nاruرo🍇🇸🇴🤎 :
ayy qurux dii oo lugole🥰
2025-12-07 18:49:48
1
shamimoha123900000000
Shamu :
taan Ma Ramla la dalatay horta🤣
2025-10-23 10:53:44
4
maami916
maami❤️🫶 :
beri waa khamiis zax😂
2025-10-22 17:57:04
11
mun3mohmet
🌸 :
rer comment way wlanyihiin tan maxad wax uga qoraysan ma waxbey garani😂😂
2025-11-11 07:50:21
1
hibaaqarts10
𝗛𝗶𝗯𝗮𝗮𝗾🧚❤️ :
Waxan ka fikirayaa nolosha iyado yar u kufty Marky weynatana sidee by noqon 😭😂Mansha Allah 😂😂
2025-10-24 02:28:39
3
lmsingel1
Salma 🧕🏻🇸🇴🫡 :
Quruxdi ifka 👏💯❤
2025-10-28 13:59:27
2
sucaat_saet23
S U C A A T S A E T🌙💛 :
Cawa jimce miya wa inaga hipo aragne 😂❤
2025-10-23 19:05:31
3
naagadag31
kaligeed tashato💪 :
naayaada gabadha xarakada io uduga waa u dhalaty dunteeda baa gaariyaal ah ii raaxeyso eedo mcn ka dhamaada cunugta masha allaah na dhaha❤❤❤🥰
2025-10-23 21:47:16
2
kaligedtaliso650
Shakirabbe🍁🕊️ :
Marka Ayada cml dirac cajero ku haleysan jeexan waday jere cidaha war ka doni jire😂😂😂
2025-10-22 21:14:35
3
princess61738
Najmah :
Ilmaha yar maxa idin daba dhigy nio dadku cml la an badanaa na hapo bashaal😂
2025-10-23 06:39:34
3
mumy649
mumy649 :
naa innta ka xishoo marka wax laidin tilmamey ba ka gabdha kso kala qabten😂
2025-10-23 11:05:24
3
hanaan.yousuf
Hanan🥀👩🏼‍⚕️🌿 :
Somalidu wxy moodan inuuna qof ciyaala labisan karin na habo saad doonto u noolow noloshada ada I xor ah
2025-10-27 18:39:12
1
To see more videos from user @hibonuuro.20, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About