@khaasir8899: Xasuusahaygii dhanka maqalka ee magaaladdii Jaceylka iyo Neecawda ee Fini-Finee, Addisabbaba iyo xaafadaydii caanka ahayd ee Tedy-Par, ayay maqalka heestani dib iigu celisaa, sakaddaha dariskayga ayay ka bixi jirtey habeenkani oo kale heestani, Jiil jaceyl iyo nabbad lagu bar-baarshay oo labba labba u wada socda ayaa bar-barka iga mari jirey ilbidhiqsi walba, dhaayuhu ma iloobaan qaabkay u wadaagi jireen dallaayaddaha Roobka , iyagoo qosol yar-yar “Ki Kii Kii” daa haya, jiilkaasi waxay ahaayeen astaan bar-baarnimo oo xadaaraddo guun ah hido raacayay. Teddy Afro, ma ahoo qudha fanaan Itoobiyi leedahay, se waa Astaan Inta Afrikadda Madow loogu yeedhaa tirsato. WQ.Yasin Aw Bulxan #somalitiktok #somalilandtiktok💚🤍❤ #foryoupage❤️❤️ #fypシ゚
khaalid goals🎯👈✅️
Region: SO
Thursday 23 October 2025 23:35:55 GMT
Music
Download
Comments
faatax :
🥰🥰🥰
2025-10-27 07:53:23
0
miss foziyo134 :
💔🥲🥲🥲
2026-10-07 18:27:10
0
To see more videos from user @khaasir8899, please go to the Tikwm
homepage.