@eng_shaakir: Codsi: Hala fogeeyo Culimo …. Buugan oo ah sheekooyin goosgoos ah waxaad isku bari kartaa luqada english ka, waa buug ku qoran luqad aad u fudud, fahmina karto kaana dhigeysa inaad akhriso oo dhameyso sheeko weliba adigoo xiiseynaya in ay sii socoto …… waxaa mudan hambalyo iyo dhiirigelinba qoraaga qortey buuga ee waqtiga iyo dadaalka badan gelisey si ay qalinkeeda ugu hiilin laheyd da’yarta iyo bahda jecel akhriska …………… Qoraaga Buuga: Aynah Mohamed Helitaanka iyo xokta ku saabsan buugga kala xidhiidh: Email:[email protected]

Ebrahim_Shaakir
Ebrahim_Shaakir
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 03 November 2025 16:43:03 GMT
1170
48
3
37

Music

Download

Comments

_0.4678
🇸🇴 :
buugan intee laga helaya
2025-11-03 17:23:14
0
0.0.0.0.208
saffa• :
masha allah❤🔥
2025-11-04 10:30:28
0
hyt17718
N😊🌿 :
😻
2025-11-05 16:07:50
0
To see more videos from user @eng_shaakir, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About