@dabaraani1: @Omar Fateh Voted early with @Ilhan Omar , You can vote early today at 980 E Hennepin Ave until 5pm tonight. If you’re voting tomorrow, find your polling site here: (pollfinder.sos.mn.gov) vote 🗳️ #Omarfateh for #Minneapolis Mayor. #omarfatehformayor #dabaraaniteam #usa🇺🇸
Nimaan walal laheyn buu warabaha cunaa waaxa example u ah ilhaan 🥹
2025-11-03 21:42:26
151
Yan12345 :
Wiilkeda ba garab tagan abahoodna gaalki buwaata Manshallah
2025-11-03 22:21:17
89
Gooni socod🖤🥀 :
isdajiya wiilkena wuu so baxya omar fateh❤
2025-11-03 22:16:42
174
. :
Oo ogadeen mxa ka qaldan bahashu darood iyo irirsamale ahyde😭😂
2025-11-04 04:22:35
11
Hafsooo🌷 :
shalay hadi darood wiil hawiya ah ka eexden manta yan lagu dayan ee halaga ronaado manta qofka ku xumeyey hada wanajiso wanaga un ba helaysa biri aynu kala roonano. 🫱🏻🫲🏾👏🏾🇸🇴
2025-11-04 07:17:24
29
𝗧 𝗢 𝗧 𝗶 🦇🧃💕 :
Daaroodnimo Wax Ladhaho Majiraan Jokob frey waa dooran yahay Kunaxa ama ku farxa🔥
2025-11-04 05:01:14
27
Majid AFC :
Jacob frey win insha Allah
2025-11-04 03:06:12
13
Hasan Fapio ✪ :
wllhi waa nin karameed yarkaasi hamplyo bowe👑
2025-11-04 01:32:49
23
Samara mohamed 🇸🇴 :
insha allah guul
2025-11-03 21:35:58
76
ex suldaan🇸🇴 :
Guul inshaAllah
2025-11-04 04:33:22
5
Minhaaj4 🦋 🦚 :
horta wiilkaan muxuu u tartamayaa yaa iisheega🥰
2025-11-04 09:44:57
5
Garaadka Gobalka Nugaal🐐 :
kalsoni kamuqata Omar fatah I.a guul
2025-11-03 21:54:13
17
⫷𝘼𝙛𝙢𝙖𝙖𝙡75👸🏼🇸🇱⫸ :
Guuul omer fateh guushu waa dhow dahay ✊🏻
2025-11-03 21:47:48
11
ʜɪɪɢꜱᴀᴀᴡɪ🐪✅ :
Sidu nin somali cariiri udaremi kara qaladki hore hala saxo hawiyow wanaga raaca