@youabdullahussain0: اسمع كل انتم جميلين في صباح#_ #? #_trending #__tiktokindia #______💫🌺____

عبدالله حسين
عبدالله حسين
Open In TikTok:
Region: BH
Thursday 18 December 2025 22:56:48 GMT
8
1
0
0

Music

Download

Comments

There are no more comments for this video.
To see more videos from user @youabdullahussain0, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Mcn haddii aan joogi lahaa dunidan muddo badan, waxaan jeclaan lahaa in muddadaas oo dhan aan adiga kula qaato, waayo waxaad tahay qofka aan jeclaan lahaa inaan la qaybsado noloshayda oo dhan. Inta aan joogo adduunyadan, waxaan rabaa inaad ogaato inaad tahay qof qalbigayga meel gaar ah kaga jira, qof aanan si fudud u ilaawi karin, iyo qof aan mar kasta ku farxo inaan noloshayda ku haysto. Markaan eegay adduunyadan oo dhan, markaan arkay dad badan oo kala duwan, waxaan ogaaday inaanu jirin qof aan ku arko naxariista, kalgacalka iyo quruxda qalbiga ee aan adiga kugu arkay. Waxaad tahay qof aan ku nasto, qof aan la wadaago dareenkayga, qof aan jeclahay inaan la sheekaysto, iyo qof ay joogitaankiisu noloshayda ku kordhiso farxad aanan erayo ku soo koobi karin. Mcnnn, mar kasta oo aan ka fikiro sida aad noloshayda kusoo gashay, waxaan dareemaa farxad aan la qiyaasi karin, waayo ma aanan ogeyn in maalin maalmaha ka mid ah aan heli doono qof sidaada oo kale qalbigayga u taabta. Ma aanan ogeyn in qof keliya uu awood u yeelan doono inuu maalmahayga caadiga ah ka dhigo kuwo qurux badan, inuu dhoolla-caddayn igu abuuro xitaa marka aanan faraxsanayn, iyo inuu qalbigayga dareensiiyo farxad aan hore ugu aqoon. Adigu waxaad ii noqotay qof aan jeclahay inaan la wadaago wax kasta oo noloshayda ku saabsan, qof aan jeclahay inaan uga warramo maalintayda, qof aan doonayo inuu ogaado waxa qalbigayga ku jira, iyo qof aan jeclahay inaan mar kasta dareensiiyo inuu qiimo weyn igu leeyahay:❤️🥹

About