@qalpijab30: “Qalbigu wuu qaylinayaa, laakin cod ma leh.” “Dareen aan qarin kari waayay ayaa igu dilaya gudaha.” “Qosol ayaan dadka u muujiyaa, ilmada anigaa la jiifa.” “Qofkii aan naftayda siiyay ayaa iga dhigay mid burbura.” “Habeen walba xusuus baa i disha, hurdana way iga carartay.” “Qalbigaygu ma jabin, wuu burburay.” “Jacayl aan run u hayay ayaa igu noqday ciqaab.” “Mararka qaar nololdu way i daalisaa.” “Qof baan la joogaa xusuustiisa, ma aha jirkiisa.” “Qalbi dhaawacan ma qayliyo, wuu aamusaa.” ♥️🫶🏾❤️🩹💔😭