Rabi haka abaal mariyo sheikh maxamud xalike iyo culimada ka qayb qadatay dhisida masajidka masjid cali bare marbuu ahaa masajidka ugu dayacan magalada maantana waka ugu quruxda badan magalada mansha allah❤️❤️❤️
2026-01-10 06:52:13
710
Hagaagsane :
Lacagta lagu dhisay waxa ka ajar badnaan lahayd kana faaiido badnaan lahayd iyadoo lagu dhiso Airport ka ama wadada buhoodle to laascanood ama laascanood to ceerigaabo. lkn caqligii fahmi lahaa aaway?!