masha allah allow ubadkena no xafid wlh wan tawa intey dugsiga iga jiran xaladeyda 🥺markey imadan 😁😁😁😁isla or deyna inta heysata allah ha ku xafida inta hey sanina allah ha siiya amiin yarabii
2026-03-15 09:34:53
1
Hodon Cismaan :
ilaahoow ubaad kharqaba isii yaa rabi 🤲🤲🤲
2026-02-21 18:01:57
1
bureeqo :
yaa Allah awlad barakeysan iku arzaaq 🤲🤲🤲
2026-03-06 09:31:37
2
@Mohan, MK🇨🇳 :
gabar inay noqoto curadayda rabaa hooyo fecan allow no keen
2026-02-20 13:59:05
1
Nasteho🥹🇨🇭 :
ilahyow isiiih awlad bari ah😭🤲
2026-06-17 19:59:37
0
aliina qurux👸🤍🍂 :
maasha allah🥰🤲
2026-08-30 17:37:33
0
☬𝓘𝓺𝓻𝓸☬ :
ilahay ha nasiiyo 🥰🥰
2026-06-27 19:19:03
0
Ayeeyo koris❤️ :
yaa rabbi i rumee riyadayda oo igu arsaaq awlaad baari ah oo wehel ka dhigto yaa rabbi waa awooda🤲🤲
2026-08-08 22:58:34
0
miss qalanjo :
ilahYow isiih😭🤲🙅🏾♀️💋@@❤️
2026-07-15 14:21:53
0
zakiya👩❤️ :
MoM love ❤️🥰
2026-02-09 17:43:47
0
To see more videos from user @suu..1...2, please go to the Tikwm
homepage.