@somaliroyalfamily1: Maxa wax isku muq muqda😂 #somaliroyalfamly1 #fördig #foryoupage #for #tik_tok

Somali royal family
Somali royal family
Open In TikTok:
Region: SE
Friday 16 January 2026 15:20:48 GMT
731724
75798
1290
6265

Music

Download

Comments

azmadhubad
Azmahh🥹🌸 :
bal intuu qoynayo muu laalapo😂😭
2026-01-16 15:57:29
1266
2xz908
CASAMERO🐬 :
umaleyn maayo gacantan quruxda badan iney dhaafeyso saluga nabiga scw
2026-01-16 15:25:42
3340
nonamet87
no name :
waqti ma uheysaa saliga nabiga haaa scw
2026-01-16 20:16:57
455
0.0.0.9.4.4.0
I̸ N̸A̸ امين😇☻️🇬🇶 :
Sacad bin Mucaad, Ilaahay haka raalli noqdee waxa uu soo islaamay isagoo 30 jir ah, Wuxuu dhintay isagoo 36 jir ah ,6 sano oo kaliya ayuu islaamka ku jiray Carshiga alle ayaa Geeridiisu gilgishay waxaana janaasadiisa kasoo qayb galay 70,000 oo Malag oo aan horay usoo degin dhulka Wuxu dhintay isagoo lix iyo soddon jir ah markuu dhintay ayaa Jibriil u yimi Rasuulka (scw) oo uu ku yidhi: waa ayo addoonkan suubban ee dhintay? Waxaa u furmay albaabbadii jannada, waxaana gilgishay carshigii alle , markaas ayuu Rasuulka (scw) soo baxay markii loo sheegay qofka dhintay in uu sacad yahay ayuu soo degdegay nebiga (scw) Wuxuuna yiri : Waxaan ka baqayaa inay Malaa’igtu naga hor marto oo ay dhaqaan meydka sacad sidii ay xandala u dhaqeen oo kale Dabadeed waxay u qaadeen qabrigiisii, markii la geliyay qabrigiisii ayaa Rasuulku SCW yiri: "ciriiriga qabriga hadii cidi ka badbaadi lahayd walaalkiin sacad ayaa ka badbaadi lahaa " . Allahayow na waafaji iimaanka sida iimaankiisa iyo daacadnimadiisa oo kale.
2026-01-18 07:11:28
11
00.52.7
ℋ𝒶𝒹𝒾𝒶_𝒜𝓁𝒾ᥫ᭡ :
ilaahy ha isku kiin daayo royal family🤲🏻🥹
2026-01-16 15:29:17
3861
dacath1
DACATH :
hadii aad aragtay videogan habeen ay sabti soo galayso Africa waad ka baxaysaa 🤣😅
2026-01-16 16:25:03
588
sulekhasomali
HooYo :
Markii u horeysay oo Mission ka Anas guuleystay 😂😂
2026-01-16 17:26:54
17
inafuaath70
NaciimaH 🌸56 :
ilaahow Na cafi oo no naxariiso
2026-01-17 11:04:52
49
hibohibodahir
Asmmaa••🦢 :
meeye gabdhihii markay yaryaraayeen dharka oo dhaqan marlabaad Dhaqi jirey si ay xariga ubuuxiyaan 😭 😂
2026-01-16 15:26:37
92
amarow22
amarow22 :
Scw scw scw scw scw
2026-01-29 15:11:53
25
mo.ali.hassan99
༒☬ 𝑴𝒐 𝑨𝒍𝒊 𝑯𝒂𝒔𝒔𝒂𝒏 ☬༒ :
thanks pr0 shax fiican ayaad ibartaybee 😅🫡
2026-01-21 10:50:57
8
amuuleo10
₳₥ɄɄ🩷🇸🇱 :
anaba dhar laalboww neceb blyda😭😂
2026-01-16 17:07:58
11
ina_apdikhadrr
Alma💐 :
Day gabadhi wuu qiyaame😭😂😂😂
2026-01-16 15:53:56
144
ahmed517_
AHMED🖋️⚙️ :
caqli gan wuu iga maqnaa😅😅
2026-01-16 15:43:59
168
muudooww
محمود ابن يحى 🇸🇴🤴👑 :
war nabiga halagu saliyo lkn love Yana lagu radsanin🥰🥰🥰
2026-02-09 19:47:01
15
fdo33w
Mama Boy🤴 :
Reer commentland sawirkan amuu na anfacaa🤣🤣
2026-01-16 18:26:14
227
superkhaliff
Khaliff•🖤 :
Family Kan inta iLa Jecel Love Saar👍❤️
2026-01-16 15:36:23
225
carrrr143
~𝗖𝗮𝗿𝗟𝗮𝗵𝗵𝗵𝗵🥲🌷🦢•• :
Inta Family kan ila jecel🥹💋
2026-01-16 20:58:59
15
dayahowww2
𝐃𝐀𝐘𝐀𝐇🤴🏽 :
Ilahey Haydin BARAKEYO Family RoyaLL❤️
2026-01-16 16:17:08
10
saynuh12
DucaYznn🇸🇱 🇩🇿+🇪🇸 :
bal intuu qoynayo muu laalapo😭
2026-01-16 17:56:07
9
inaxaaji226
Waris business🛍️🎀 :
Qof Darod la ceshay o doqon maba jiro mash aalh my family isku wara ❤️
2026-01-17 05:05:56
12
manlula02
Snake 🐍 :
Marku kacay Ano niyada ka idhi ninku barisanah buba biyo la dul tagay 😂😭🙆‍♀️
2026-01-16 16:10:55
8
haajara84
هاجره~• :
qayaano badanaa lakin ani maxaa igagale waa yabe😭😂💔🙆‍♀️
2026-01-16 16:13:22
6
mohamedabdinasir78
@Ibnu Garaad :
caqliga kaa maqn wllka ku jiraa , xaajiyada saan noo balan ah mrkey qalalaan sameena kwa hda ii yaalaan soo qoynaa 😂😂💔
2026-01-16 16:02:33
9
To see more videos from user @somaliroyalfamily1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About