@quen_samar1: ilinta waa daawo iska nafis🥺😭💔 #foryou #somalitiktok #fyp#foryoupage #fypシ

𝗦̴𝗮̴𝗺̴𝗮̴𝗿̴🌸
𝗦̴𝗮̴𝗺̴𝗮̴𝗿̴🌸
Open In TikTok:
Region: SO
Sunday 25 January 2026 13:45:20 GMT
366945
42797
415
7941

Music

Download

Comments

amiro.axmed1
Nalka😍 :
lkn ani cadowgeyga waye xaqeyga ma dhacsan karo ayada darted😭😭
2026-01-26 06:02:11
404
lillyyy540
LYL👸🏻 :
Marka ooyo farxad darema🥺
2026-01-26 08:48:51
32
sena44113
Seinab🩷 :
Ilinteyda zaid u dhawdahy wlh😭😭😭😭
2026-01-25 23:24:09
312
nasiyoh
damla🩷 :
ohinteyda mel maba jirto wlhi wax yar oo aanka xumado ka oya💔tas ma doqonima😭
2026-01-26 08:40:24
22
ikraann_07
𝐈𝐤𝐫𝐚𝐧𝐞𝐲𝐲☀️ :
Ilinta saxiib nahay 🥲🥲🥹
2026-01-26 04:52:09
12
foseyyyyy
fooz 💎 :
mrkan wx yar dhib dareemo wn iska ilmeya wn nafisa ya ila mid ah🥺
2026-01-26 08:10:43
28
nafyar34
🦢 :
Wx yar idhawaco hda mqlo ama arko ilinta ma celin kro. But dadka wakala dhunta 😫🥺
2026-01-26 00:05:13
37
maaiza5020
mumtaas77 :
saxix❤️❤️
2026-01-25 19:11:02
38
sapmaa12
Suusuu❤️‍🔥👱‍♀️ :
Ani Mrwalba ooyinta weeika horeysaa wlhi 😭
2026-01-25 20:05:04
20
maseerleyyyy75
INa Cartan Boos 🐎🫶 :
Waba ku Nafisa wlhy😭😭
2026-01-26 12:34:28
7
0.0098766
Naeema👸 :
been maha mrka ooyo ba nafisa 😭wliba goan fcn qataa
2026-01-26 05:23:40
14
zeyuu294
Saيnab🦚 :
taN oohin lama dhihi karo hada xanqaba indhahey ii sarantahy😭😭
2026-01-26 16:18:26
6
boqoraadhiogaden5
Boqoraadhiogaden :
ilintu wexey timaada Marku afka hadli Karin oo qalbiguna xanun daremayo🥺🥺
2026-01-25 23:08:01
14
najaxeyyy08
NAJAX🌸💃 :
been mahan anig maba ooya karo😭😂
2026-01-25 19:56:02
5
qalbisaafi57
Saafi :
xaqeyga xita ma dhacsan karo ciil yar hadii aan dareemo ilinta wey iso dhaafeysa ma hadli karo
2026-01-26 05:00:09
6
mumtasapdi
MuM AbdiH🫶🏾💕 :
Oohintu wa nafis💕
2026-01-26 04:26:20
5
leilah7.3
Princess👸🏻🌼🦅 :
igama imaadaba waan isku kari waye😭😂
2026-01-26 19:36:19
0
bilyaandhaan74
It’s flowers 🥀 :
Hadiyadaas mahaysti dhagaxad ahay 😫
2026-01-26 16:29:02
2
indo.uron
indo uron🥰 :
sax😭😭😭
2026-01-26 06:10:26
2
shaara2003
Shaara🎀👸🏻 :
So good😔
2026-01-25 22:46:27
3
hanan.abdul37
Hanan Abdul :
nafis 🥺
2026-01-26 07:26:28
2
safiotusmo
safio suuro cometics online👜 :
wa cfmda hadan ooyo hadn isku celiyo cabur dareema😢
2026-01-26 04:58:04
2
maymamahame
Mayma🇸🇱🫂❤️ :
Ayy😅
2026-01-25 23:30:45
2
To see more videos from user @quen_samar1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About