@wiil___qaaran888: DEG DEG; Waxaa garoonka diyaaradaha Ciidanka Cirka Xooga Dalka Soomaaliyeed Ee Afasiyooni soo gaarey ilaa sadax diyaaradood oo ah nuuca dagaalka Ee looqayaan Af-16 (93-0674) kuwaas oo ay Dowladda Somalia ka soo iibsatey Dowladda Turkey, diyaaradahaan dagaal ayaa la filayaa in ay wax badan ka badalaan dagaalka lagu la jiro kooxda khawaarijta ah Ee AS iyo damaca dalalka shisheeeye Ee soo haweysanaya dhulka Jamhuuriyada Fedraalka Somalia.