Alle ha ino xafido ex madaxwayne isago dalka ka madax wayna ku caqliyaysty yarantaydi marwadisa jecla huda barkhad adan marky tvga ka so gasho xasuus walahi Ala maxan lamiga u istagy so dhawyntisa marku so degayo 😁♥️
2026-01-28 23:00:34
7
Faysal almushteg :
Madaxweyne Allah hanoo ka xafido ifka, aakhirona jano fardowsa ayanu kugu duceyney✌✌✌✌✌✌✌