@malesian_boy: @salmasaalah7 guul i.a abyo😭🥺🤲 Salma Saalax waxay gabar ka dhalatay qoys ka kooban 7 gabdhood iyo hal wiil. Nasiibxumo, halkii wiil wuxuu saxaraha Liibiya ugu xiran yahay Magefe oo uu kala kulmo jirdil joogto ah, wuxuuna uga baahan yahay lacag madaxfurasho ah. Si ay u badbaadiso nolosha walaalkeed ayay Salma ka qeybgashay tartanka Daaci ee ka socda Nasiye App, si ay ugu guuleysato $20,000 oo lagu abaalmarinayo qofkii gala kaalinta koowaad. Tartanka waxaa ka qeybgalay 120 ruux, Sumayana waxay ka mid tahay 4 qof oo u soo gudubtay wareegga ugu dambeeya. Dhibcaha ugu badan ee tartanka waxaa lagu helayaa codeynta dadweynaha oo ku eg caawa 11:59 PM. Fadlan Salma ku caawi rumeynta riyadeeda oo uga codeey Nasiye App, si ay ugu abaalmarinta ugu guuleysato, walaalkeedna ay Magefe uga badbaadiso. #creatorsearchinsights #4k_vedio_editing #fppppppppppppppppppp #fppppppppppppppppppp #fppppppppppppppppppp

Ciise Malesia💸
Ciise Malesia💸
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 24 March 2026 11:45:30 GMT
818042
70794
1093
7109

Music

Download

Comments

.bidhiidho.1
Amgan🌸 :
seen ugu codeeyaa guyss🥹
2026-03-24 16:33:22
3339
mayiza1236
Kiin127 :
Sida loo codaya isheeg reer comment 😭
2026-03-24 17:35:03
862
.puja40
️ :
waan rajaynaa inay guulaysato salma yarrr♥️
2026-03-24 16:42:33
756
deeqo126
deka❤️ :
wa ucodeye walashey mcn😭❤️❤️
2026-03-24 16:42:48
473
ismailballack
Aarka~fit🇸🇴💎 :
allow ufddey wlshena salmo salah
2026-03-25 07:11:53
4
somaliagrl5
Najma ❤️ :
inta just uso codese . i.a guuleso abayo❤️
2026-03-24 17:02:42
82
princess_maryan2
Maryama🎀💕 :
seen ugu codeyaa🥰
2026-03-24 17:18:30
188
sidraqueen12357
bilyan dhaan👸❤️💥 :
insha Allah waa guleysaneysaa. waan hubaa insha Allah
2026-03-24 13:10:20
228
zakariyeshukri1
Zakariye Shukri Badal🔥 :
Alle haa Urumeeyo siday jaceshahay 🥰
2026-03-24 18:53:58
37
malab00000
ᗰᗩᒪᗩᑭO🧸 :
Waa Guulesane I.a😭
2026-03-24 14:16:23
145
nashaad5.5
𝗡͢𝗔𝗦𝗛𝗔𝗔𝗧⃡•🩷 :
Inta ucodeysay😭❤️inshlllh way guleysan❤️
2026-03-24 19:41:14
74
luul5894
mss America 🇺🇲 :
insha allha guul an ku rajyna
2026-03-24 13:43:09
177
queenmariyo80
Maria👸❤️🫶 :
waad guulaysan I.a byo walalna wuu soo bixin ❤️😭
2026-03-24 15:33:11
123
pilefan
SH4X44RIG4🥷🖤 :
salmo guul i.a🥺
2026-03-24 17:42:58
4
amooo403
Amaal :
Waan ku soo codeeyay bayo guulayso Inshallh 😭❤️
2026-03-24 18:22:54
39
mawga370
iLkacase ina Ahmed🤫🤔🫡 :
Salma waa guulaysan indhaha walal 🥰🥰🥰
2026-03-24 16:22:54
43
ikramm97
Ikraaaam❤️ :
Insh allh waa guleysaneee 😭
2026-03-24 16:54:30
30
arfoon00
Ruujaꨄ :
Wad guleysane abayo 🥹
2026-03-24 15:14:03
44
11.22.761
Sabrin Ali Ahmed Tohow :
salmo waa ucodeyy 🥰
2026-03-24 17:08:57
28
a__b__d__a__l__a__4
4bd4ll4🚹☝️ :
allow guulaysatay👑🥹
2026-03-24 17:15:37
15
boqordareernuur44
boqorada reer nuur :
guuleyso abayo 😭
2026-03-24 16:39:11
9
xalimo05
shariifada 👸 💖 ❤️ 🌎 ♥️💕 :
guleso abayo mcn
2026-03-24 16:30:43
12
___1.888
Userrrrrr•⛷️ :
way guulaysaty m.a
2026-03-24 22:00:10
5
muniiza08
Muna Liizah🌸💕 :
Waa u codee Allah guul ha Siiyo wallshen ❤️😭
2026-03-24 17:44:45
18
manafarhanko
mana farhanko :
sorry sister
2026-03-24 18:19:28
6
To see more videos from user @malesian_boy, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About